ENG baradho X jacaylka

ENG baradho X jacaylka

Share

comedy wxaad kala.socon kartaa warar xaqiiq ah
iyo ruwaayado kaa qosliya ...

Photos from ENG baradho X jacaylka's post 11/06/2024

Nuur Xasan Mursal war ninkaaz meel ku sheega reer widhwidhow

Meel fog ba laga donaye ma noolyahy ninkazi๐Ÿคฃ

Photos from ENG baradho X jacaylka's post 26/02/2023

ciidanka so fasax muusow ๐Ÿคฃ

16/03/2022

Jaaniz doon๐Ÿคฃ๐Ÿ‘ˆ

08/03/2022

Sida leyla iyo Qeys Yaan U Laasimayoo
Hurdo Kaama Ladoo Qalbigaad Lulataa
Lama Yeesho Xiriir Dumarkii lumiyoo
Adigeey igu Lamaan ๐Ÿ˜ข
Waxa Loolan Jaceyl Dadku Ay Lagdamaan
Hadaan Leysla Luleyn Mid Uunbaa lug Go'aye Ha iga leexaninoo ligliga Aan Qabanoo liban Aynu Helnee โค๏ธ๐Ÿฅฐ

Xigasho :abwaankyga Abdirisaaq cabdilahi aadan๐Ÿ˜‡๐Ÿ™๐Ÿ™

08/03/2022

Waxaa jira dad badan oo ku nool farxad iyo jacayl kuwaas oo hantiyey nolosha ay ku hamiyi jireen. Halka ay jiraan kuwa kamadhan jacaylka iyo farxadaas oo wehelkoodii uu ka fogeeyey geeridu. ๐Ÿ˜ฐ

Allahayow isku daa kuwa is jecel๐Ÿ’‘๐Ÿคด๐Ÿ‘ธโค๐Ÿ‘ˆ

08/03/2022

Maxaa Sameysaa Markii Aad Kala Tageysaan Qofka Aad isjecleedeen Oo Waqti iyo Wayahah Idinkala Geeyay ?

Qofkii Miyaad Wanaag Urajeysaa Iyo Qiimo Oo Adigoo Markale Qiraayo wanaagiisa Ayaad Macsalaameysaa Mise Xumaan iyo afxumo Ayaad Ku Kalatagtaan Wey Kala Miro Macaantahay Marka Qofka Si wanaagsan iyo si Xunba Aad Ku Kala Tageysaan Markastana Waxaa wanaagsan Qofkaan Inaad Qirto Wanaagiisii Iyo Qiimaha Uu Noloshada Kulahaa

Xiriir Axmed Marbuu Heesayay Ayuu Yeri :

- Kuma Dhayalsanin Nasiibkaa Halkaa
Ina Dhaafin Wayay
- Dhabtii Imaadan Xumeynin
- Calafkaa Inakala Dhaqaajiyay
- Dhisoo Dhaqan Baan Kuleeyahay
- Dhigaa Usareee walaal
- Jaceylkii Haduu Dhantaalmay
- Aduunyadii Mey Dhamaan
- Dhisoo Dhaqan Baan Ku Leeyahay

-Waa wanaag iyo Duco Iyo Hadal Wanaag
Awale Adan Asagana Wuxuu Yeri :

- Inkastoo Nabdiga Iyo Niyadeyda Kugu Qoray
- Inkastoo Ku Naadshoo Kugu Soo Noq-Noqon Jiray
- Markii Aad Nasteexiyo Naxariisba Gooysay Naftu Kaa Galgalatay
- Anigoo Naceyb Iyo Naxli Aan Igu Jirin
- Naso Waan Ku Dayay ๐Ÿฅฒ
- Nabsigeeygu Kuma Helo
- Nin Xun Eebe Kuma Bado Nabadiino Inanyahay

Isku Day Qofkaan Markii Uu Waqtigiina Dhamaado Inaad Ku Kala Tagtaan Wanaag
Ereyada Heesta Xariir waxaa leh Abwaan - Maxamed Saalin Mida Awale Waxaa leh Abwaan - Hasan Daahir Ismaacil Weedhsame โค๏ธ๐Ÿฅ€

28/02/2022

Maanta nafta ayaan weydiiyey sidee ayaa nolosha loo maareeyaa/Maamulaa?

Jawaab fiican waxa i siiyey qolkeyga.

Saqafku wuxuu yidhi: Hami sare yeelo.

Marawaxadu waxay tidhi: Qabow Noqo )Debci Furnoow).

Saacaduna waxay tidhi: Wakhtiga Qiimee.

Jawdalka taariikhdu (Calendar) wuxu yidhi: Duruufaha Xilli la soco.

Boorsada jeebkuna waxay tidhi: Wax u dhigo mustaqbalka.

Muraayaduna waxay tidhi: Naftaada u fiirso.

Gidaarkuna wuxuu yidhi: la wadaag dadka kale culeyska(Caawi).

Daaqaduna waxay tidhi: Balaadhi aragtiddaada-nololeed.

Sagxadda dhulkuna (Floor) waxay tidhi: badanka Hoos ahow(Sujuuda badi) dhulkana Kibir la'aan soco.

Deedna waxaan eegay sariirta oo tidhi: Waxaas oo dhani waa Khiyaali, ee Bustaha huwo oo Seexo.๐Ÿ˜Ž๐Ÿ˜Ž๐Ÿ˜ƒ

Hurdo miya u diyaar Garowna mrka๐Ÿ˜…๐Ÿ™๐Ÿ™

27/02/2022
Photos from ENG baradho X jacaylka's post 24/02/2022

Lamaanahan ma aamintay inay soomaali yihiinโœŒ๏ธ??

23/02/2022

Qof Aa Farxadiisa Sabab U Noqo Karto Ha Gelin Naftiisa Mugdi Uusan ka kaban karin, Wax aan adiga wax saameyn ah kulala lahayn Ayaa bedeli Karo Nolosha iyo Mustaqbalkiisa oo idil (dhan).๐Ÿ˜ญ๐Ÿ’”

Want your school to be the top-listed School/college in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Garowe