Xanaanada Caruurta Ee Daarul Ihsaan

Xanaanada Caruurta Ee Daarul Ihsaan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xanaanada Caruurta Ee Daarul Ihsaan, Education, Garowe.

Xanaanada caruurta er daarul ixsan iyo ardaydi oo sakii subixii lagu jiro ardaydo waxay ka koobantahy heerar kala duwan ...
30/12/2019

Xanaanada caruurta er daarul ixsan iyo ardaydi oo sakii subixii lagu jiro ardaydo waxay ka koobantahy heerar kala duwan ee waxbarashada waxa ay ka bilaamataa
heerka xanaanada ee da'da udhaxysa 3. 5jir - 5jir
Heerka dugsiga hoose ee fasalka 1aad ilaa 4aad
Ardayda dugsiga hoose waxy udiysar garoobayaan imtixaankii dhexe ee teermka
Kusoo dhawaada gacmo furan.
Mshadsanifiin

Xanaanada caruurta ee daarul ihsan waxa la asaasy 2013, waxana ay dhigta caruur dadoodu udhaxayso 4jir ilaa 7jir.Waxayna...
05/07/2018

Xanaanada caruurta ee daarul ihsan waxa la asaasy 2013, waxana ay dhigta caruur dadoodu udhaxayso 4jir ilaa 7jir.
Waxayna maraan heerarkan soo soda oo kala ah:
Heerka xanaanada 1
Heerka xanaanada 2
Heerka iskuul 1-4aad ee dugsiga hoose
Kadib waxay uwareegan iskuulada sida alwaha secondary school oo si toosa ola wareega.
Xanaanadan waxay ku caan tahy inay dhigaan dumar kaliya oo maamulku xataa uu yahay dumar.
Xanaada waxa lagala 6:00AM oo subaxnimo waxana laga baxa 4:30PM.
Xaga cuntada caruurtu waxy helaan
Quraac fudud iyo qado oo meesha loogu karinayo

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xanaanada Caruurta Ee Daarul Ihsaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category