01/08/2024
Midabkaagu waa ugub,
iyo ayni gooniya,
waa aaran doog iyo,
dhirta ubaxa bixisoo,
ilayskiyo caddaankuna,
waa iftiinka nabaddoo,
afka sare buluugguna,
waa astaantii Qankoo,
qofna ku ma inkiri karo!.
Hambalyo reer Puntland ❤️