23/07/2026
Dugsiga Hoose/Dhexe ee Nuuru Al-Islam waxa uu Ogaysiinayaa dhammaan waalidiinta ku nool magaalada Garowe iyo nawaaxigeeda in diiwaan galinta ardayga cusub ee sannad dugsiyeedka 2026-2027 ay ka bilaabatay xarunta dugsiga ee ku taal masjidka Nabawi ama Mowlaca.