APS Collage

APS Collage

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from APS Collage, Education Website, HWG-ZB-016, Garowe.

Nasiib Foundation ensures that every person regardless of their background, income, gender, location, or ability has fair and equal access to quality education.

25/08/2020

Ma sheegi kartaa Deferred Income? Tusaale ka bixi.

Photos from APS Collage's post 21/03/2020

Kaalay iska diiwaangeli koorso Accounting 1 oo baro adoo gurigaaga jooga.

16/08/2019

MACHADKA AP COLLEGE
(ACCOUNTING PROFESSIONAL COLLEGE)

Wuxuu bilaabayaa xisaado accounting ah oo Online lagu baranayo ee ka faa'iidaysi wacan.

Is diiwaangelintu waa socotaa
Nagala soo xiriir
📞 090 7799828 📞 090 7182000 📞 0907986500

27/07/2019

Waxaa xalay oo taariikhdu ahayd 26 July 2019 loo fariistay imtixaanka qiimaynta ardayda bilaabaysa Intermediate Accounting. Fadlan yaysan ku seegin koorsooyinka AP College ee horay ugaar.

28/05/2019

Bishaaro.................. Bishaaro................Bishaaro............................. Bishaaro

Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan ardayda Jaamcadaha dhigta iyo ardayda sida gaarka ah udanaynaya inay kor uqaadaan aqoontooda la xiriirta xisaabaadka (accounting) in magaalada Garowe laga furay machadka AP Collage oo lagu baranayo xisaabaadka ganacsiga (Business Accounting) wakhti kooban. Hadaad ka mid tahay ardayda danaynaysa wuxuu machadku bilaabayaa xiisado cusub ee fadlan horey ugaar. Machadku wuxuu ku dhexyaalaa Xarunta T-HUB ee Garowe, ama Dhimmaha Xawaalada Tawakal dabakha 1aad, waxyana dhinaca bari ka xigaa Xarunta weyn ee Dahabshiil. Si aad isku diiwaangeliso wixii faahfaahin ah kala xiriir 0907799828 ama 090-7182000 ama 0907-691595.

Want your school to be the top-listed School/college in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


HWG-ZB-016
Garowe
252