مدرسة دار حدو لتحفيظ القرآن الكريم والمواد الأساسية

  • Home
  • Somalia
  • Garowe
  • مدرسة دار حدو لتحفيظ القرآن الكريم والمواد الأساسية

مدرسة دار حدو لتحفيظ القرآن الكريم والمواد الأساسية خيركم من تعلم القرآن وعلمه

18/05/2024

Hooyadu waa udub dhexaadka qoyska waxa ayna nagu lee dahay xaq aad u weyn

Waxaa halkan idiin ku soo gudbin gabay ku saabsan hooyo oo uu noo akhrin doono arday kamida ardayda madrsada daaru xiddo

30/04/2024

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Markii roobku soo muuqdo waxaa jira duco la akhriyo taa soo ah اللهم صيبا نافعا
Oo macanheedu yahay ilaahaw waxaad ka dhigtaa roob badan oo wax tar leh

27/04/2024

Dhiiri galinta ubadku waxa ay qayb weyn ka qaadataa bar baarintooda iyo wax barashadooda

24/04/2024

Waa arday ka mida ardayda dhigata dugsiga daaru xiddo oo noo akhrinaya ducada marka hurdada laga soo kaco

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Kuwani waa arday kamida ardyda dhigata dugisga daaru xiddo  ee barashada qur,aanka karii...
22/04/2024

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Kuwani waa arday kamida ardyda dhigata dugisga daaru xiddo ee barashada qur,aanka kariimka iyo mawaada asaasiga ah
Kuwaas oo noqdey hormuudka ardyda kuwaasoo la siiyay abaal marin laguna booriyay inay dadaalka sii laba jibaaraan

Address

Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مدرسة دار حدو لتحفيظ القرآن الكريم والمواد الأساسية posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category