21/12/2025
University of Bosaso faculty of social science
ka shaqaynta hormarinta iyo soo bandhigida aqoon cilmiyeedka kulliyada culuumta bulshada ee jaamacad
21/12/2025
09/02/2025
π’π£ππ‘ πππ ππ¦π¦ππ’π‘-Centre For Postgraduate Studies-CPS
We are now accepting applications for new students in eight Masterβs programs across various fields for the 2025 intake.
If you are interested in joining, please contact us through this link: https://tinyurl.com/7pu5rwu7.
#π’π£ππ‘πππ ππ¦π¦ππ’π‘2025
Centre For Postgraduate Studies-CPS
βBuilding Better Communityβ
28/11/2024
Xisbiga Hilaac oo ku guulaystay Doorashada MAJBG 2024.
Codadka Xisbiga Hilaac : 826-cod (53.98%
Codadka Xisbiga Waddani: 704-cod (46.02%).
University of Bosaso - Garowe
βBuilding Better Communityβ
28/11/2024
Hambalyo Hambalyo
Dhammaan Ardayda Jaamacadda Bosaso-Garoowe Waxay Kulliyaddu U Diraysaa Hambalyo, Sida Ilbaxnimada leh iyo Geesinimada leh ee ay Ugu dareereen Cod-bixinta Uguna dhiiradeen doorashada Madaxweynahooda.
Si Gaar ah Kulliyadda social science Waxay Hambalyo U Diraysaa Mohamud Abdirisaaq Mohamud (shiine Baliil), oo Hogaamid Doona University of Bosaso Students Union-ka Jaamacadda Bosaso - Garowe
Shiine Baliil Waxa uu Kamid yahay Ardayda Daraaseyda Cilmiga Arimaha Bulshada (Social Science) Waxayna Caddayn U Tahay Qaabka kulliyaddu ay Ardayda Ugu Tababarayso Hogaaminta Iyo U Adeegidda Bulshada.
Hambalyo Markale Shiine Baliil
17/11/2024
Hambalyo Abdihakim Salad iyo Fuβad Mohamud oo Kamid ahaa Ardaydii Ugu saraysay University of Bosaso - Garowe, Waxa ayna ka Bexeen Kulliyadda social science
15/11/2024
Deegaan Cagaaran, Dad Aqoon Leh Iyo Deyrkii Jaamacadda Bosaso - Garowe
15/11/2024
14/11/2024
π Hambalyo ardayda ka qalin jebisay kulliyadda culuumta bulshada ee Jaamacadda Boosaaso Garoowe! π
Maanta waxay ku suntan tahay guul muhiim ah oo safarkiinnii waxbarasho lagu hantay. Anigoo ah Hormuudka Kulliyada Culuumta Bulshada, waxaan qirayaa mid kasta oo idinka mid ah dadaalkiisi iyo dulqaadkiisi in ay guushaanni marag u tahay.
farxad gaar ah ayey I tahay in aan idin kala qaybgalo xafladdaan qurxoon anigoo idin rajaynaya guul, mustaqbal ifaya iyo hayaan waxbarasho oo aan hakad lahayn!!!
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Dhiinka Kulliyadda social science Mudane Mohamud M. Qardananshe
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Garowe
Opening Hours
| Monday | 06:00 - 20:00 |
| Tuesday | 06:00 - 20:00 |
| Wednesday | 06:00 - 20:00 |
| Thursday | 06:00 - 20:00 |
| Saturday | 06:00 - 20:00 |
| Sunday | 06:00 - 20:00 |