ILAYS Primary School

ILAYS Primary School Dugsiga H/Dhexe ee ILEYS waxa uu ku yaalaa aaga Hotel Marti-Soor,waliba dhabarkiisa dame.

Rasmi; Jadwalka Imrixaanaadka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad.
05/05/2025

Rasmi; Jadwalka Imrixaanaadka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad.

Isdiiwan gelintu waa ay socotaa 2024.
29/07/2024

Isdiiwan gelintu waa ay socotaa 2024.

24/07/2024

Iskoolka Hoose,Dhexe iyo Sare Ee ILAYS garowe oo kamid ahaa goobaha Doorashada shaley ka dhacdey 23/July/2024.

13/7/2024 waxaa si toos ah u furmay qabashada ardada cusub ee dhamaan fasalada dugsiga Hoose iyo Dheexe.Sidoo kale schoo...
13/07/2024

13/7/2024 waxaa si toos ah u furmay qabashada ardada cusub ee dhamaan fasalada dugsiga Hoose iyo Dheexe.

Sidoo kale schoolka ILAYS Primary School sanadka waxaa lagu kordhiyey Class Form One ee Dugsiga Sare.

Isdiiwaan gelintuna wa furan tahey.

0905444447

Waxaa mahad oo dhan u Sugnaatey Allihii guusha noogu soo idleeyey Sanad Dugsiyeedka 2023/2024.Sidoo kale  ILAYS Primary ...
16/05/2024

Waxaa mahad oo dhan u Sugnaatey Allihii guusha noogu soo idleeyey Sanad Dugsiyeedka 2023/2024.

Sidoo kale ILAYS Primary School waxa uu u mahad celinaya Mamulka,Macaliminta,Walidinta,Shaqalaha kale,Ardeyda iyo dhamman intii ka qeyb qaadatey in uu si qurux badan uu ku dhamaado sanad dugsiyeedkas 2023/2024.

Waxaa manta oo khamiista ah 16/May/2024 u soo dhamaadey Schoolka ILAYS PRIMARY SCHOOL-GAROWE imtixanka Kalka damme Ee sannad gudsiyeedka 2023/2024.

Dhammaad.
16/May/2024.

HALGAN 4  vs  MUBARAK  3Hambalyo Team HALGAN Oo ku guuleystey Tartan kubadeedkii ka socdey Schoolka ILAYS Primary School...
09/05/2024

HALGAN 4 vs MUBARAK 3

Hambalyo Team HALGAN Oo ku guuleystey Tartan kubadeedkii ka socdey Schoolka ILAYS Primary School Sanad dugsiyeedka 2023/2024.

Ardeydii ugu sareysey Iskoolka ILAYS Primary School Imtixaankii kalkii h**e sanad dugsiyeedka 2023/2024 ,Kuwaas oo ka ko...
25/04/2024

Ardeydii ugu sareysey Iskoolka ILAYS Primary School Imtixaankii kalkii h**e sanad dugsiyeedka 2023/2024 ,Kuwaas oo ka kooban ardeygii Fasalka 8aad ugu sareeyey,Saddexdii ardey ee dugsiga dhexe ugu sareeyey iyo Saddexdii ardey ee dugsiga hoose ugu sareeyey.

Fasalka 8aad
1:C/casis Diriye Farah 90.6%

Saddexda ardey ee Dugsiga dhexe ugu sareeyey
1:Zakariye Axmed Maxamed 95.9% (Class Six)
2:Luul C/fataax Cabdi 95.0% (Class Seven)
3:Faadumo C/faraax Cabdi 94.1% (Class Seven)

Saddexda ardey ee Dugsiga Hoose ugu sareeyey
1:Madiino C/laahi Saleebaan 98.9% (Class Four)
2:Nafiso C/qaadir Yuusuf 98.2% (Class Four)
3:Zakariye C/rasaaq Farax 97.6% (Class Four)

Waxaan yeenahey Hambalyo insha allah dadaalkiina halkaas kasii wada.

GUULAYSTA.
25/Apr/2024
Mid-Term.

EID MUBARAK DHAMMANTIIN.
09/04/2024

EID MUBARAK DHAMMANTIIN.

Dhammaan Ardayda dhigata  Dugsiga Hoose/Dhexe  ILAYS PRIMARY GAROWE  waxaa lagu wargelinayaa  in maalmaha,barakaysan ee ...
04/04/2024

Dhammaan Ardayda dhigata Dugsiga Hoose/Dhexe ILAYS PRIMARY GAROWE waxaa lagu wargelinayaa in maalmaha,barakaysan ee 10ka dambe Ramadaan iyo Munaasabadda Eid Al-Fidriga Awgeed Dugsigu Fasax yahay.

laga bilaabo, jimce 05 April, 2024 ilaa iyo jimce 12 April, 2024.

Waxaa Casharadu Dib u Bilaaban Doonan insha allah
Sabti 13/April/2024.

ILAYS Primary School
Fasax wanagsan
Ramadan Mubarak
Ciid wanagsan

كل عام وانتم بخير ، تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال.

Ilays Students.
23/02/2024

Ilays Students.

Kulan Kubadeedkii Jimcaha Ee Ardeyda Schoolka ILAYS SCHOOL GAROWE."Jir Caafimaad qaba ayaa waxa uu soo saraa maskax Caaf...
20/02/2024

Kulan Kubadeedkii Jimcaha Ee Ardeyda Schoolka ILAYS SCHOOL GAROWE.
"Jir Caafimaad qaba ayaa waxa uu soo saraa maskax Caafimaad qabta oo Waxbaran karta."

21/11/2023

Address

Garowe

Telephone

+252905444447

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ILAYS Primary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to ILAYS Primary School:

Shortcuts

Share