Gubad Media

Gubad Media pagekan waxaan kusoo gudbin doonaa waxaabo anfac u leh bulshadayda

31/01/2024

heestii muxuu nabarka caashaqu - shay mire dacar

30/01/2024

Qiso dhexmartay amiiru mu'miniin cumar binukhadaab iyo seddexd wiil

Hàmbalyo hambalyo galmudug waad badiseen guuleysta Ciyaartayda iyo taageerayaashaba
29/01/2024

Hàmbalyo hambalyo galmudug waad badiseen guuleysta
Ciyaartayda iyo taageerayaashaba

29/01/2024

Ragga Saddex Baa U Fiican, Saddex Baa Ka Fiican, Saddex Ayaase Ka Sii Fiican:-
1- Saddexda U Fiican Waa:-
A- Xilihiisa U Roone (Waa Ninka Xaaskiisaaad U Xishmeeyo).
B- B- Xididkiis Ma Xumeeye (Waa Ninka Qaraabadiisa Xiiriyo).
C- C- Xalaashiis Ku Ekaade (Waa Ninka Xaaraanta Ka Fogaada).
2- Saddexda Ka Fiican Waa:-
A- Deris Xaqdhowre (Waa Ninka Deriskiisa Dhib Iyo Dheefba La Qeybsada).
B- B- Dantiisa Ku Dadaale (Waa Ninka Ahlu Diinka Ah).
C- Duruuftiisa Ku Samre (Waa Ninka Rabigiisa Ku Kalsoon).
3- Saddexda Ayaase Ka Sii Fiican:-
A- Adduunyada Dalaaqe (Waa Ninka Aakhiradiisa Ka Fekera Oo Cibaadadabadan).
B- Sujuud Badne (Waa Ninka Har & Habeen U Taagan Salaadda).
C- Saamax Badne (Waa Ninka Wax Walboo Loo Geysto Ku Sabro, Ilaah Dartiisa).

29/01/2024

sayid maxamed abdulle xasan

Address

Garowe City
Garowe

Telephone

+252907433583

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gubad Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Gubad Media:

Shortcuts

Share