University of Northeastern Somalia

University of Northeastern Somalia Private, not-for-profit, four-year university committed to excellence in teaching and research. This institution is in Garowe, Puntland.
(1)

26/08/2026

Andragogy si fudud.

26/08/2026

Ustaad C/fitaax Cajab iyo kalimad aad u qiimo badan.

Caawa ayaynu u madlannahay barnaamijkan. Nagala soo qaybgal. Xilligu waa bacdal maqrib. Goobtuna waa xarunteena City Cam...
26/08/2026

Caawa ayaynu u madlannahay barnaamijkan. Nagala soo qaybgal.

Xilligu waa bacdal maqrib. Goobtuna waa xarunteena City Campus-ka ee jidka Biyasaarka.

25/08/2026

Hambalyo, ardayda ka gudubtay imtixaanka dugsiyada sare ee Puntland.

24/08/2026

Rasmi: Diiwaangalinta jaamacadda UNS waa ay furan tahay. Naguna soo booqo, xarunteena City Campus-ka ee Jidka Biyasaarka.

🔗 Ama iska diiwaangali formka yaalla qaybta commentiga. ⤵️

Private, not-for-profit, four-year university committed to excellence in teaching and research. This institution is in Garowe, Puntland.

Kulan Soo Dhaweyn: Qaar ka mid ah madaxda iyo hawl-wadeennada Jaamacadda Waqooyi Bari Soomaaliya (UNS) oo ay weheliyeen ...
23/08/2026

Kulan Soo Dhaweyn: Qaar ka mid ah madaxda iyo hawl-wadeennada Jaamacadda Waqooyi Bari Soomaaliya (UNS) oo ay weheliyeen xubno ka tirsan Naadiga Akhriska ee Jaamacadda ayaa kulan soo dhaweyn ah la qaatay Qoraa Suldaan Dr. Maxamed Ibraahin (Gadhyare) oo booqasho ku yimi xarunta City Campus-ka ee Jaamacadda UNS.

Jaamacaddu waxa ay qoraaga uga mahadcelinaysaa, dedaalka iyo tamarta uu galiyay kobcinta wacyiga bulshada iyo xilka uu iska saaray ilaalinta afkeenna Soomaaliga.

Sidoo kale, waxa ay jaamacaddu qoraaga uga mahadcelinaysaa hadyadda uu jaamacadda u keenay oo ah, labadiisa buug oo uu mid tarjumay, kuwaas oo kala ah: Sooyaalka Qorista Farsoomaaliga iyo Basaasaddii Ingiriiska.

Garoowe, Puntland
University of Northeastern Somalia

23/08/2026

Students: the real strategy

They indeed deserve it. Hambalyo.
22/08/2026

They indeed deserve it. Hambalyo.

Hambalyo Ardayda Reer Puntland
Hambalyo dhammaan Ardayda Reer Puntland ee loo soo dhajiyey natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12aad. Waxaad maanta gaadheen mid ka mid ah guulaha ugu muhiimsan ee bilowga u ah safarkiinna aqooneed iyo mustaqbalkiinna.

Waxaan idiin rajaynaynaa dhammaantiin natiijo aad ku faraxdaan, oo idinku dhiirrigelisa inaad sii waddaan dadaalka iyo waxbarashada.

Alle ha idiin barakeeyo aqoonta aad barateen, ha idiin siyaadiyo cilmiga iyo fahamka, hana idiin fududeeyo marxaladda xigta ee waxbarashadiinna.
University of Northeastern Somalia UNS Student Community Women Social Workers

22/08/2026

Xirfadda dhabta ah waa tee?

22/08/2026

UNS admission is now open! Apply today and take the next step toward achieving your academic and career goals.

Isdiiwaangalinta sannad dugsiyeedka 2026-2027 waa ay furan tahay. Nagu soo booqo xarunteena City Campus-ka ee jidka Biyasaarka.

Garoowe, Puntland
University of Northeastern Somalia

Private, not-for-profit, four-year university committed to excellence in teaching and research. This institution is in Garowe, Puntland.

Address

CF56+2JC
Garowe

Opening Hours

Monday 07:00 - 20:00
Tuesday 07:00 - 20:00
Wednesday 07:00 - 20:00
Thursday 07:00 - 20:00
Saturday 07:00 - 20:00
Sunday 07:00 - 20:00

Telephone

+252667221645

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when University of Northeastern Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to University of Northeastern Somalia:

Shortcuts

Share