Bogga Bare Diraac

Bogga Bare Diraac waa bog u taaggan afka iyo aqoota suuban iyo kubcinta garaadka barbaarta Waa bog u taagan dhawridda afka, dhaqanka iyo kobcinta garaadka dhalinta

08/09/2023

Hanbalyiyo horruu socod

Jimce wannaagsan ..Ilaahow saacatul ijaabada nagu beeg .Aamin aamin yaa allah
08/09/2023

Jimce wannaagsan ..
Ilaahow saacatul ijaabada nagu beeg .
Aamin aamin yaa allah

Gallad eebe weeyaan Hawshaa u guntadda Guul in lagu soo gunaanado .Followda halaygu sharfo
07/09/2023

Gallad eebe weeyaan
Hawshaa u guntadda
Guul in lagu soo gunaanado .

Followda halaygu sharfo

Waxaa sharaf ii ahayd inaan xalay ka qaybgalo munaasabadii bandhiga waxqabadka halka sanno ee Maamulka Degmada Qardho ee...
23/04/2023

Waxaa sharaf ii ahayd inaan xalay ka qaybgalo munaasabadii bandhiga waxqabadka halka sanno ee Maamulka Degmada Qardho ee ku yimid doorashada qof iyo cod.

21/04/2023

CIID MUBAARAK

27/09/2022

Waa guul iyo horumar in Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeenka Ardayda Dugsiga Sare ee Nawaawi ee magaalada Qardho lagu doortay doorasho qof iyo cod ah.

Qalbiga saafi ka yeeloQosol farxaaga muujiQofna kibirku uma rooneeQunyar eeshaa talaabso
04/05/2022

Qalbiga saafi ka yeelo
Qosol farxaaga muuji
Qofna kibirku uma roonee
Qunyar eeshaa talaabso

Baruhu waa halbowlaha umadda.Waa qaabeeyaha habka uu mustaqbalka dadka lagu naaloonayaa noqon doona iyo dalku suu ku dan...
23/11/2021

Baruhu waa halbowlaha umadda.
Waa qaabeeyaha habka uu mustaqbalka dadka lagu naaloonayaa noqon doona iyo dalku suu ku danbayn doona. sidoo kale waxuu qayblaxaadleh ka qaataa habka ay ardaydu u fekerayso, noloshoodana saamayn togan iyo mid tabanba wuu ku yeelan karaa.
marka macalin dooro raadkii aad ilmahaaga kaga tegi lahayd.
Sidoo kale bare-yaasha waxa aan leeyahay masuuliyad culus ayaa ina saarane aan xil iska saaro dedaalada aynu ardayda gelinayno .
Ummadda dad nadiifa aan u soo saaro oo waxtar iyo wax soosaarba leh.

(Hawl karnimiyo hagar la,aan).1) Qufku hadduu hawlkar yahay lkn hagari ku jurto ma horuumaro.2)qafku haddan hagari ku ji...
16/10/2021

(Hawl karnimiyo hagar la,aan).
1) Qufku hadduu hawlkar yahay lkn hagari ku jurto ma horuumaro.
2)qafku haddan hagari ku jirin lkn uusan hawlkar ahayn isna waxbaa ka dhiman.
3) lkn qufku haddu hawlkaryahay .. hagarna aysan ku jirin .. waxbadan ayuu tari karaa .
Sidaa daraadeed ayaan halku dhigaa u qaatay.

(Hawlkarnimyo  hagar la,aan )Waa hal ku dhiggeenaLike page
26/09/2021

(Hawlkarnimyo hagar la,aan )
Waa hal ku dhiggeena
Like page

Jumce mubaarak
17/09/2021

Jumce mubaarak

Address

Martisoor
Garowe
252

Telephone

00252907793244

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bogga Bare Diraac posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Bogga Bare Diraac:

Shortcuts

Share

Category