Ilays Community College-ICC

Ilays Community College-ICC We offer professional training, diploma courses, and consulting services.

Eid Mubarak dhammaan ummada Soomaaliyeed.Eebbe weyne Eidkan Eidkiisa ha inagu gaadhsiiyo nabad, iyo barwaayo. Farxad kuw...
27/05/2026

Eid Mubarak dhammaan ummada Soomaaliyeed.
Eebbe weyne Eidkan Eidkiisa ha inagu gaadhsiiyo nabad, iyo barwaayo.

Farxad kuwada Eida.
عيد الأضحى المبارك وكل عام وانتم بخير.

Waxaa xalayto 1st-May,2026 si wanaagsan noogu soo gabogabobay tabobarkii xirfadda Cilmi-baarista iyo xog ururinta ahaa, ...
02/05/2026

Waxaa xalayto 1st-May,2026 si wanaagsan noogu soo gabogabobay tabobarkii xirfadda Cilmi-baarista iyo xog ururinta ahaa, kasoo soosocday muddo bil ah.

Alle ayaa mahadleh.

Ilays Community College-ICC

Kobcinta Xirfadaha Cilmi-baarista Casriga ah ee Ardayda Jaamacadaha:Asbuucan dhammaanaya waxaan Garoowe ku qabanay tabob...
23/04/2026

Kobcinta Xirfadaha Cilmi-baarista Casriga ah ee Ardayda Jaamacadaha:

Asbuucan dhammaanaya waxaan Garoowe ku qabanay tabobaro kor loogu qaadayo xirfadda Cilmi-baarista casriga ah ee ardayda jaamacadaha.

U jeedku wuxuu ahaa in xirfadda ardayda ee cilmi-baarista kor looqaado lana casriyeeyo.

Alle ayaa mahadleh.

Ilays Community College-ICC


Fusad weyn!Khamiista 3da April,2026 waxaan bilaabaynaa Tabobarkii practicalka ahaa ee sida looqoro buugga thesis-ka jaam...
31/03/2026

Fusad weyn!

Khamiista 3da April,2026 waxaan bilaabaynaa Tabobarkii practicalka ahaa ee sida looqoro buugga thesis-ka jaamacadda iyo barashada SPSS.

Waa tiro kooban ardaydaan tabobarayno waana tabobar ay yartahay inaad hesho noociisa, waa xirfad nololeed ee ka faa’iidayso.

Waa Asbuuc dhammaadka (Khamiis iyo Jimce 6pm).

Caawa waxaa si guul ah noogu soo gabo gaboobey tababar soconayey muddo bil ah oo lagu baranayey xirfadda cilmi-baarista ...
27/01/2026

Caawa waxaa si guul ah noogu soo gabo gaboobey tababar soconayey muddo bil ah oo lagu baranayey xirfadda cilmi-baarista iyo adeegsiga application-ka SPSS. Waxayna ardaydani noqonayaan kooxdii 12’aad ee tababarkan ka faa’iidaysta.

Hambalyo dhammaantiin, horay usocda.
Wixii tababaro gaagaaban ah fadlan halkaan nagala soco.

Goobta: Jaamacadda Boosaso, Garoowe.


13/12/2025

Celebrating our 8th year on Facebook. Thank you for your continuing support. We could never have made it without you. 🙏🤗🎉

Always connect with Ilays Community College-ICC for new skills and knowledge to improve your learning process. 📖 🖊️

Waxaan bilaabaynaa tababarka hoose 1da   insha Allah. Waa tababar qaab kooban loogu baranayo cilmiga guud ee Research-ka...
13/12/2025

Waxaan bilaabaynaa tababarka hoose 1da insha Allah. Waa tababar qaab kooban loogu baranayo cilmiga guud ee Research-ka iyo si gaar ah qaabka loo qoro buugga Thesis-ka ee jaamacadda.

Ardaydu waxay helayaan laba fursadood ah iyo ah qofkii aan joogin Garoowe.
Hadda isasii diinwaabgali oo yuusan kaa buuxsamin fasalku.


@906944990.

Tababarkan ayaa September baxaya insha Allah. Kafaa’iidaysi wanaagsan. Waa online iyo class labadaba.Wixii xog dheeri ah...
29/08/2025

Tababarkan ayaa September baxaya insha Allah. Kafaa’iidaysi wanaagsan. Waa online iyo class labadaba.

Wixii xog dheeri ah +252906187299

Hambalyo ardayda Soomaaliyeed ee reer Puntland oo maanta helay natiijada fasalka 12’aad. Hambalyo gaar ah ardayda galay ...
25/08/2025

Hambalyo ardayda Soomaaliyeed ee reer Puntland oo maanta helay natiijada fasalka 12’aad. Hambalyo gaar ah ardayda galay kaalimaha sare.


Address

Garowe

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:00
Tuesday 08:00 - 21:00
Wednesday 08:00 - 21:00
Thursday 08:00 - 21:00
Saturday 08:00 - 21:00
Sunday 08:00 - 21:00

Telephone

+252906187299

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ilays Community College-ICC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share