Puntland State University

Puntland State University

Share

Official page for Puntland State University
More info: https://psu.edu.so/

Puntland State University (PSU) is a leading institution of higher education centrally situated in Garowe, the capital city of Puntland State of Somalia. The University was founded in 1999 as Garowe School of Management and named Puntland Community College in 2001 before transforming into Puntland State University in 2004 through presidential decree No. 156 of November 2003. The presidential decre

20/01/2026

Qeybta 1aad :

Dood cilmiyeedka looga hadleyey Cimiladda: Halista Deegaanka iyo Mas’uuliyadda Bulshada .

See less..

Photos from Puntland State University's post 11/01/2026

Kulliyada Culumata Computerka oo qado sharaf ku maamustay qaban qabiyaashi PSU Techweek 2.0

Photos from Puntland State University's post 09/01/2026

Gaalkacyo: Munaasabadda Qalin-jebinta dufcadda 9aad ee ka dhacday xarunteena Jaamacadda PSU Gaalkacyo.

Sawirrada wajiyada farxadeed ardaydeenna qalin-jebineysa.

06/01/2026

Jaamacadda PSU oo Ka Qayb Qaadatay Carwada Teknoolojiyadda Puntland.

Hormuudka kulliyadda Computing Cadnaan Maxamed Xasan iyo ardayda kulliyidda ayaa soo bandhigay barnaamijyo kala duwan oo ay kaga qeyb galayeen bandhiga Carwada Technology yada Puntland .

Photos from Puntland State University's post 06/01/2026

Jaamacadda PSU oo Ka Qayb Qaadatay Carwada Teknoolojiyadda Puntland.

Kulliyadda Computing ee Jaamacadda ayaa si mug leh uga soo muuqatay Carwada Teknoolojiyadda Puntland, iyada oo soo bandhigtay barnaamijyo casri ah oo kala duwan, kuwaas oo intooda badan ku dhisan garaadka macmalka ah (Artificial Intelligence – AI).

Barnaamijyada ay Kulliyaddu soo bandhigtay waxaa kamid ahaa:

Wargeliye (Surveillance) System

Smart Plant Monitoring System

AI Powered Smart Home

Maritime Radar System

Sidoo kale, Jaamacaddu waxay si firfircoon uga qayb qaadatay dood-cilmiyeedyo diiradda lagu saarayay sidii loo horumarin lahaa waxbarashada, iyadoo si wax ku ool ah looga faa’iidaysanayo teknoolojiyadda casriga ah.

Ka qaybgalka Jaamacaddu wuxuu muujinayaa doorkeeda muhiimka ah ee horumarinta aqoonta, hal-abuurka, iyo adeegsiga teknoolojiyadda casriga ah ee waxbarashada iyo bulshada guud ahaan.

Photos from Puntland State University's post 05/01/2026

Waxaa guud ahaan Jaamacadda PSU ka bilaabmay imtixaanka koowaad ee kama-dambaysta ah (Final Exam) ee kal-jaamacadeedka koowaad ee sannad-Jaamacaddeedka 2025–2026.

Maamulka iyo macallimiinta Jaamacaddu waxay si guul ugu rajeynayaan dhammaan ardayda maanta u bilaabmay imtixaanaadka kala duwan ee Jaamacadda .

Guul iyo nasiib wacan.


Photos from Puntland State University's post 03/01/2026

Ardayda sannadka labaad ee Qaybta Civil Engineering ayaa booqasho aqooneed ku tagay site shaqo, taas oo qayb ka ahayd dadaallada lagu kobcinayo aqoonta ardayda ee ay ka barteen jaamacadda, isla markaana loogu beddelayo aqoon practical ah.

Booqashadan aqooneed waxay ardayda siisay faham wax ku ool ah oo ku saabsan arrimo dhowr ah, kuwaas oo ay ka mid yihiin:

Fahamka iyo barashada kala sareynta dhulka (leveling)

Xisaabtinta Topographic Surveying

Toosinta waddooyinka iyo cabbiridda farqiga u dhexeeya heerarka waddooyinka .

03/01/2026

Waxaan u rajaynaynaa ardaydeena guul iyo nasiib wacan, inta aad ku guda jirtaan imtixaanka.
Ilaahay ha idin sahlo dadaalkiinna, hana idinka dhigo kuwo miro-dhal ah.

Photos from Puntland State University's post 30/12/2025

Ardayda sannadka saddexaad ee Qaybta Civil Engineering ayaa booqasho aqooneed ku tagay shirkada biyaha ee Nugal Water Company (NUWACO), taas oo qayb ka ahayd in ardaygu lagu kobciyo aqoontii jamacada ay ku qaateen oo practical ah.

Booqashadan waxa iska kaashaday Jamacad PSU iyo Shirkada NUWACO. Booqashadani waxay ardayda siisay faham wax ku ool ah oo ku saabsan:

1. Fahanka kaydadka biyaha ee magalada (Reservoir tanks)
2. Nidamka sifaynta biyaha (water treatment plant)
3. Nidamka baahinta biyaha (water distribution system)
4. Nidaamka kantrolida biyaha (Control System)
5. Ilaalinta tayada biyaha (Water Quality) Iyo
6. ilaalinta deegaanka (Environmental Sustainability)

Jaamacaddu waxa ay u mahad celinaysaa shirkadda NUWACO, soo dhawaynta diiran iyo fursadda qiimaha leh ee ay ardaydeena u siisay fursadaas.

30/12/2025

Gudoomiye ururka madasha Green Peace Puntland ka hadley kulan aqooneedka looga hadlayey Isbeddelka Cimiladda: Halista Deegaanka iyo Mas’uuliyadda Bulshada .

Want your school to be the top-listed School/college in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Garowe General Hospital Street
Garowe

Opening Hours

Monday 07:00 - 20:00
Tuesday 07:00 - 20:00
Wednesday 07:00 - 20:00
Thursday 07:00 - 20:00
Saturday 07:00 - 20:00
Sunday 07:00 - 20:00