Mire International School

Mire International School Where Every Student Thrives Mire International School is an international school for children aged 4 to 15 located in Somalia.

Mire international School is the first school of its kind in Somalia with smart classrooms and stem teaching strategies. Mire International School waa dugsi caalami ah oo loogu talagalay ardayda da'doodu u dhaxayso 4 - 15 jir. Mire International School waa dugsigii ugu horeeyay ee noociisa ah oo laga furay soomaaliya. Mire International School wuxuu adeegsadaa qalab casriya oo u saamaxaya ardayda inay si hufan wax u bartaan.

Waxaa Berri subax axad ah 02/08/2026 bilaamaya sanad-dugsiyeedka cusub ee 2026-2027 dugsiga Mire International School.
01/08/2026

Waxaa Berri subax axad ah 02/08/2026 bilaamaya sanad-dugsiyeedka cusub ee 2026-2027 dugsiga Mire International School.

Hambalyo maalinka aasaaska Puntland ayuu dugsi Mire International School ugu hambalyaynaayaa bulshada reer Puntland.
01/08/2026

Hambalyo maalinka aasaaska Puntland ayuu dugsi Mire International School ugu hambalyaynaayaa bulshada reer Puntland.

Hoyga Barbaarinta Ubadka Mire International School
31/07/2026

Hoyga Barbaarinta Ubadka Mire International School

29/07/2026

Maamulka Mire International School wuxuu ku wargelinayaa dhammaan waalidiinta iyo bulshada ku dhaqan Garowe in ay furan tahay diiwaangelinta ardayda cusub ee Sanad-dugsiyeedka 2026-2027.

Where Every Student Thrives

29/07/2026

Qayb kale iyo Nashaadaadka ardaydu soo bandhigtay شُكْرًا لَكَ رَبِّي، حَمْدًا لَكَ رَبِّي

28/07/2026

Bahda xirfadlayaasha Mustaqbalka Soomaaliyeed

28/07/2026

Waalid ka mid ah waalidka ardaydu u qalin-jabinayso Marwa Zamzam Salaad Isse

28/07/2026

Hadal Jeedint- Maamulaha dugsiga sare ee Gambol High School Mudane Abdirahman Hussien Adam (Bilaal) "Waalidka ardayda u dhammaysay Qur'aanka waxaan leenahay Tafsiirka uu dara ......."

28/07/2026

Hadal-jeedinta Maamule ku-xigeenka Dugsiga Sare ee Nawawi Garowe Mudane Abdirizak Ahmed Hirsi "Runtii waxaa farxad ah da'yarta lagu ababiyay aqoontii quruxda badnayd ......."

28/07/2026

The value of education and the role of parents presented by Abdisamad Bashiir Caduur.

Address

8. 399361, 48. 478500
Garowe

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:40
Tuesday 06:00 - 17:40
Wednesday 06:00 - 17:40
Thursday 06:00 - 10:30
Saturday 06:00 - 17:40
Sunday 06:00 - 17:40

Telephone

+252906777773

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mire International School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Mire International School:

Shortcuts

Share