16/04/2025
Gudoonka Waxbarashada Gobolka Nugaal wuxuu ugu hambalyeynayaa Dugsiga Sare ee Al-Waaxa guusha uu ka gaaray barnaamijka Tartan iyo Tacliin.
Dugsiga Sare ee Al- Waaxa ayaa noqday Dugsiga koowaad ee ku guuleystay kaalinta kowaad ee barnaamijka Tartan Iyo Tacliin.
Sidoo kale, Gudoonka Waxbarashadu wuxuu ugu hambalyeynayaa Dugsiga Sare ee Uus-gure oo ku guuleystay kaalinta saddexaad ee barnaamijka Tartan iyo Tacliin.
Hambalyo dhammaan Maamulka iyo Ardayda Dugsiga Sare ee Al- Waaxa iyo Dugsiga Sare ee Uus-gure oo sanadka kaalimo sare ka gaaray tartan aqooneedkii u dhexeeyay Dugsiyada Sare ee ku yaal dhammaan Gobolada Puntland.
Hambalyo Hambalyo Hambalyo.
05/09/2023
01/08/2023
01/08/2023
07/05/2023