13/11/2025
🌍 𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗪𝗮𝘅𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗼 Ee 2026/27 – Deeqda Waxbarasho Ee Pan-African University 🇩🇿 🇨🇲 🇳🇬
Pan-African University Scholarship waa mid ka mid ah deeqaha waxbarasho ee ugu caansan Afrika oo ay maalgaliyaan Midowga Afrika (AUC). Waxay siisaa deeq dhamaystiran oo daboolaysa:
🎓 Kharashka waxbarashada
🏠 Hoyga iyo Cunnada
🩺 Caymiska caafimaadka
Waxay fursadani u furan tahay dhammaan dhalinyarada Afrikaan ee doonaya Master’s ama PhD, isla markaana buuxin kara shuruudaha hoose.
⸻
📍 Jaamacadaha Ka Qaybqaadanaya
1. PAUWES – Algeria 🇩🇿 (Water, Energy & Climate Change)
2. PAULESI – Nigeria 🇳🇬 (Life & Earth Sciences, Health, Agriculture)
3. PAUGHSS – Cameroon 🇨🇲 (Governance, Humanities & Social Sciences)
⸻
🎓 Shuruudaha Master’s Program
• Da’da: Ka yar 30 sano (rag) / 35 sano (dumar)
• Degree koowaad jaamacad la aqoonsan yahay
• 2 Warqadood oo Talo ah (Recommendation letters)
• CV
• Sawir midab leh (2cm x 2cm)
• Reference ugu yaraan 3 qof (email & WhatsApp)
• Passport (haddii aad haysato)
⸻
🎓 Shuruudaha PhD Program
• Da’da: Ka yar 35 sano (rag) / 40 sano (dumar)
• Degree labaad oo jaamacad la aqoonsan yahay
• 2 Recommendation letters
• CV
• Qoraal Research Proposal ah (3–4 bog)
• Reference ugu yaraan 3 qof (email & WhatsApp)
• Passport (optional)
⸻
📅 Deadline: December 15, 2025
🔗 Apply Here:
Promoting Africa’s growth and economic development by championing citizen inclusion and increased cooperation and integration of African states.