Al-Waha Students Development Organization-ASDO

Al-Waha Students Development Organization-ASDO Kusoo dhawaw page ka rasmiga ah ee Dugsiga sare ee AL-Waaxa

  Xafladda xiritaanka tartan aqooneedka sanadlaha ah ee Dugsiga sare ee al-waaxa Garoowe, ayaa Saaka lagu qabtay hool wa...
05/05/2026

Xafladda xiritaanka tartan aqooneedka sanadlaha ah ee Dugsiga sare ee al-waaxa Garoowe, ayaa Saaka lagu qabtay hool waynaha dugsiga ayagoo abaal marino iyo Koobab la guddoon siiyay labadii kooxood ee ugu sarraysay,

Sidookale waxaa Abaal Marino lasiiyay 3 arday oo ku guulaystay kaalimaha h**e tartanka Quraanka kariim ah ee Schoolka halka ardayga kaalinta 1aad lasiiyay wax barasho sanad bilaash.

05/05/2026

|| Ardayda Ka qalin badalanaysa Dugsiga sare ee al waaxa Garoowe ayaa hadimo sharafeed ku maamuusay barayaashii muddada dheer kusoo tacbayay, beerta al baraka Garoowe.

Qaybta Abaal Marinta Barayaasha Dugsiyada Al-waaxa.
02/05/2026

Qaybta Abaal Marinta Barayaasha Dugsiyada Al-waaxa.

02/05/2026

Mid ka mid ah Barayaashaa ugu muddada dheer Siciid


Xaflada Qalin badalashada Fasalka 8aad Ee Dugsiga AL-WAAXA

02/05/2026

Gudomiyaha Somtel Gobolka Nugaal Abshir
Xaflada Qalin badalashada Fasalka 8aad Ee Dugsiga Ee AL-WAAXA

02/05/2026

Ardayad Farxiyo maxamed Abdulahi ayaa xafladda ka tirisay Geeraar Cajiib ah.

Xaflada Qalin jabinta Fasalka 8aad Ee Dugsiga Sare Ee Al-Waaxa

02/05/2026

Ardayada carabiga laylo maxamed yuusuf

Xaflada Qalin jabinta Fasalka 8aad Ee Dugsiga Sare Ee Al-Waha Students Development Organization-ASDO

02/05/2026

Afka waalidka cabdi c.laahi .

Xaflada Qalin jabinta Fasalka 8aad Ee Dugsiga Sare Ee Al-Waha Students Development Organization-ASDO

02/05/2026

macaliminta maxamuud c.salan maxamed

02/05/2026

Hadaljeedinta: Qaybta xisabiyaha Waaberi Maxamuud C/llahi Cilmi

Address

Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Waha Students Development Organization-ASDO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al-Waha Students Development Organization-ASDO:

Shortcuts

Share

Category