19/08/2023
معهد السنة للعلوم الشرعيه واللغة العربية Machadka Sunnah garoowe
Manhaj Xul Ah
Deeq Waxbarasho
Shahaado Lagu Kalsoon yahay
Macalimiin Khibrad Leh
Goob Waxbarashada Ku
19/08/2023
معهد السنة للعلوم الشرعيه واللغة العربية Machadka Sunnah garoowe
18/08/2023
📌Manhaj Xul Ah
📌Deeq Waxbarasho
📌Shahaado Lagu Kalsoon yahay
📌Macalimiin Khibrad Leh
📌Goob Waxbarashada Ku Haboon
XAFLAD LAGU DAAH-FURAYEY SANAD- Dugsiyeedka 2023/24
Assalamu Aleykum.
,Waxaa Masjid Jaamicu Sunnah Garoowe Waxaa Ka Qabsoontay Xaflad Heerkeedu Sarreeyo Oo Uu Soo Abaabulay
معهد السنة للعلوم الشرعيه واللغة العربية Machadka Sunnah garoowe
Xafladda Oo Ay Kasoo Qayb Galeen
Culimo,Masuuliyiin Dawladeed, Ganacsato, Waalidiin iyo Marti Sharaf Kale Oo Badan .
Xaflad ay Dhowr UjeedKeedu Ahaa
:-
1: Dib Ufurka
معهد السنة للعلوم الشرعيه واللغة العربية Machadka Sunnah garoowe .
2: Qaadashada Arday Cusub Sanad Dugsiyeedka 2023/2024.
3: Tilmamidda Fursadaha kala duwan ee machadku ardeydiisa u Qorsheeyay Sanadkan
Xafladda ayaa si Habsami Leh Usoo Idlaatay Iyado Ku Dhacday Fadliga Alle .
FG: Waxaa weli Socota Qoridda Ama Qabashada Ardey Cusub Ee Fadlan Horay Ugaar .
Wixii Faah Fahin Ah Kala Xiriir
0907949999
0906140038
0905445577
Wabillahi Tawfiiq.
جزاكم الله خيرا .