Alle yaqaan

Alle yaqaan

Share

boggan waxa looga hadlayaa:
》Diinta & dhaqalaha Islamka
》Suganta iyo dhaqanka
》Arimaha bulshada

15/09/2024

تجلى مولد الهادي وعمت
***
بشائره البوادي والقصابا
***
وأسدت للبرية بنت وهب
***
يدا بيضاء طوقت الرقابا
***
لقد وضعته وهاجا منيرا
***
كما تلد السماوات الشهابا
***
فقام على سماء البيت نورا
***
يضيء جبال مكة والنقابا
***
وضاحت يثرب الفيحاء مسكا
***
وفاح القاع أرجاء وطابا .
اللهم صل وسلم وبارك عليه .

27/09/2023

وُلِـدَ الـهُـدى فَـالكائِناتُ ضِياءُ
وَفَـمُ الـزَمـانِ تَـبَـسُّـمٌ وَثَناءُ
الـروحُ وَالـمَـلَأُ الـمَلائِكُ حَولَهُ
لِـلـديـنِ وَالـدُنـيـا بِهِ بُشَراءُ
وَالـعَـرشُ يَزهو وَالحَظيرَةُ تَزدَهي
وَالـمُـنـتَـهى وَالسِدرَةُ العَصماءُ
وَحَـديـقَـةُ الفُرقانِ ضاحِكَةُ الرُبا
بِـالـتُـرجُـمـ انِ شَـذِيَّةٌ غَنّاءُ
وَالـوَحيُ يَقطُرُ سَلسَلاً مِن سَلسَلٍ
وَالـلَـوحُ وَالـقَـلَـمُ البَديعُ رُواءُ
نُـظِمَت أَسامي الرُسلِ فَهيَ صَحيفَةٌ
فـي الـلَـوحِ وَاِسمُ مُحَمَّدٍ طُغَراءُ
اِسـمُ الـجَـلالَةِ في بَديعِ حُروفِهِ
أَلِـفٌ هُـنـالِـكَ وَاِسمُ طَهَ الباءُ
يـا خَـيـرَ مَن جاءَ الوُجودَ تَحِيَّةً
مِـن مُرسَلينَ إِلى الهُدى بِكَ جاؤوا
أحمد شوقي (أمير الشعراء )

اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد.
اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد.

31/07/2023

-aragnimo
__________________
Talaabooyinka go'aan qaadashada
1. Xadid hadaf kaaga (yoolkwaga)
2. La tasho cid waayo arag ah.
3. Badi doorashooyinka / wadooyinka
4. Doorasha/ wadada ugu fiican dooro.
5.Go'aanka fuli

Xigasho :Dr. Daariq Al-suwaydaan
خطوات إتخاذ القرار :
١. حدد هدفك
٢. شاور من جرب
٣. أوجد /كثر البدائل
٤. إختر أحسن البدائل
٥. ضع القرار موضع التنفيذ

منقول: د. طارق السويدان

17/07/2023


________
Duco.

Eebow waxaan kaa magangaly ; gaalnimo, faqri, cadaabul qabri, iyo laab ciriiri, adiga mooyee Alle kale ma jiro.

16/07/2023

SUUBANAHA NNKH.
______________________________
Maxaad Gabdhihii Rasuulka NNKH noloshii ku heereeraysnaa.?
____________________________
1. Aamina bint wahab. ( Nabiga NNKH hooyadi)
2.Ashifaa -C/rixaman bin Cawf hoyadii( umu-lisadii nabiga NNKH)
3. Xaliimatu sacdiya. (Nuujisadii Nabiga NNKH).
4. Umu -ayman baraka (.xanaanaysadi nabiga NNKH)
5. Khadiija Bint khuwayl ( Xaaskii u horaysay ee nabiga NNKH).
6. Faadima, umul kalsuum, ruqaya, saynaba ( gabdhihii rusuulka NNKH)

FG: Wll Sii faafi hadii aad isleedahy miisaankaaga xasanaadka bay wax ka tarin .

16/07/2023

-aragnimo
__________________
Waxaa la dhahaa waxaa jirta 4 arimood oo aan la hagaajin Karin.:
1. Dhagaxa marka latuuro.
2. Kalmadda marka lagu hadlo.
3. Fursadda marka la dayaco.
4. Waqtiga markuu tago.
Sidaa darteed, garo sida aad ula tacaamulilahyd.

Dulucda: " Intaadadan; hadlin, falin, fursad dayicin, waqtii khasaarin ka fiirso."

Kitaabka :
خدها قاعدة..

15/07/2023

Diini ah
_____________

Ducadaan ducooyinkii Rasuulka bay ka mid tahy.
Waa duco kulminaysa khayr ka aduun iyo kan aakhiro .

13/07/2023

WAAYIHII SUUBANAHA NNKH.
______________________________
Dulqaadkii rasuulka NNKH.
____________________________
عن أنس رضي الله عنه قَالَ: كُنْتُ أمشي مَعَ رسول الله صلى الله عليه وسلم وَعَلَيْهِ بُرْد نَجْرَانيٌّ غَلِيظُ الحَاشِيَةِ، فأدْرَكَهُ أعْرَابِي فَجَبذَهُ بِرِدَائِهِ جَبْذَة شَديدة، فَنَظَرْتُ إِلَى صَفْحَةِ عَاتِقِ النَّبيِّ صلى الله عليه وسلم وَقَدْ أثَّرَتْ بِهَا حَاشِيَة الرِّدَاءِ مِنْ شِدَّةِ جَبْذَتِه، ثُمَّ قَالَ: يَا مُحَمَّدُ، مُر لِي مِنْ مَالِ اللهِ الَّذِي عِنْدَكَ. فَالتَفَتَ إِلَيْهِ، فَضَحِكَ ثُمَّ أَمَرَ لَهُ بِعَطَاءٍ. [متفق عليه]

Anas waxaa laga wariyay in uu yiri : waxaan la socday rasuulka NNKH waxa uu watay go' najraan la ga keenay oo daraftiisu adagtahay . reer baadi ah ayaa soo gaaray .waxaa uu ku jiiday rasuulka go' ii jiidid daran . waxaan fiiriyay rasuulka NNKH luquntiisa oo go' ii uu raadeeyay jiiditaanka daran awgiis. . markaa suu wuxuu dhahay : Muxamadow ii amar maalka Alle ee aad haysid. Rusuul wuu milicsaday , wuuna qoslay waxa uuna amray in wax la siiyo.

اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم في العالمين إنك حميد مجيد .
اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين إنك حميد مجيد.

FG: Wll Sii faafi hadii aad isleedahy miisaankaaga xasanaadka bay wax ka tarin .

11/07/2023

-aragnimo
__________________
"Dadka qayb ka mid xataa hadii aad dartood isku dishid / naftaada aad waydid, waxay ka caban doonaan in aadan u dhiman sidee ay rabeen. karaankaa qabo , waxaadan qaban Karin ka tag .ma qancin kartid bini aadan ka"

"Even if you kill yourself for some people, they will still complain that you didn't die in a proper way. Do your best and leave the rest , you can't satisfy _human beings"

08/07/2023
Want your school to be the top-listed School/college in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Garowe
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00