Midowga Samafalka Waxbarashada MISWA

Midowga Samafalka Waxbarashada MISWA waxaan ku hawlanahay samafalka waxbarashada

Waa midaw ay ku bahooween dhalinyaro soomaaliyeed, midawgaas oo ku hawlan siinta deeq-waxbarsho ubadka aan helin waxabarasho kuwaas oo ay ka horistaagtay duruuf dhaqaale.

Sawirkaan soo-jiidashada leh, waxaa gacantiisa ku sawiray arday ka mid ah ardayda uu ka taageero waxbarashada Midowga Sa...
03/11/2022

Sawirkaan soo-jiidashada leh, waxaa gacantiisa ku sawiray arday ka mid ah ardayda uu ka taageero waxbarashada Midowga Samafalka Waxbarashada MISWA.
Hadaan kobcino garaadka ardaydaaan, waxaan ka sugnaaba waa wax aan u aayi-doono aayatiinka danbe.
Hadaba, aan maal-gashano garaadka ardaydaan, kuwaasoo ah ubax usoo baxaaya Ummaddeena Soomaaliyeed.

03/11/2022

Hal-abuur Maxamed Xasan Koronto oo isna ku cabbiray tixdaan, aragtiyaha uu ka dhabeynayo Midowga Samafalka Waxbarashada MISWA.
Madashuna waa xafladii 04 Agoosto, 2022 ee ka dhacday Garowe.

30/10/2022

Hooyo Caasho waa hooyo ka mid ah, hooyooyinka ay ubadkooda deeq waxbarasho siiyaan Midowga Samafalka Waxbarashada MISWA.

30/10/2022

Kaninna waa Khaliif Faarax Muuse oo hadalkiisa iyo maankiisaba ku taageeraya Ardayda MISWA.
Xafladaana waxay qabsoomtay 04 Agoosto, 2022.

Qofkii doonayo inuu mashruucaan taageero maaliyadeed la garab istaago, waxuu noo soo marin-karaa xisaabaadkaan.
30/10/2022

Qofkii doonayo inuu mashruucaan taageero maaliyadeed la garab istaago, waxuu noo soo marin-karaa xisaabaadkaan.

27/10/2022

Burhaan Cali Guray isna waxuu kaga tiraabay xafladii dhacday 04 Agoosto.

27/10/2022

Waa hadal-jeedintii Eng. Shoortaayo uu ka yiri xaflad lagu dhiirigalinayo Ardayda MISWA; say ula baratamaan aradayda dhigooda ah, uguna bilaabmo kal-dugsiyeedka cusub si niyad sami ah.
Xafladaan waxay dhacday 04 Agoosto, 2022.

26/10/2022

Address

Garowe, Nugaal, Soomaaliya
Garowe

Telephone

+252906659909

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Samafalka Waxbarashada MISWA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Midowga Samafalka Waxbarashada MISWA:

Shortcuts

Share

Category