15/04/2023
Beelweenta Hasan ugaas ayaa Gudida 33 iyo isimada ku wareejiyey 40 geela iyo 200 neef oo ari ah
kusoo dhawoow bage ka Engineer abdulaahi sabca
15/04/2023
Beelweenta Hasan ugaas ayaa Gudida 33 iyo isimada ku wareejiyey 40 geela iyo 200 neef oo ari ah
11/04/2023
:
Basaas looga shakisanyahay in uu ka tirsanyahay Ardaydii Abaaro ayay saaka Jamaahiirtu soo qabatay lagu Qabty kaas oo isu ekeysiinayey Dumarka isagoo ku
Dhex jiray shacabka iyo Ciidamada SSC.Khaatumo.
Ka hor dhici mayno baaritaanka laamaha amniga gobolka Sool
Halkan ayaan idin kula wadaagi doonaa wixii ka soo kordha wararka basaaskan.
Ex fanaan Muuse juudaan
Idoor sanadka cunaqabateenta kaliya Ganacsiga lagama saarin ee Xitaa xajka Waa Lagasaarey ✈Garawe k**a duuli karaan
Ninka dila abeesee ubadkeeda deystee Daajee rabeestaa
Dib uqoomameeya
03/04/2023
DEG DEG: Ciidamada Duufaan Gamadiid iyo DANAB ee SSC ayaa gacanta ku dhigay saddex maxbuus oo ka mid ah askarta hagayaasha madaafiicda ee SNM oo maanta labo ka mid ah lagu qabtay Aagga Maraaga.
Sidoo kale maxaabiista la qabtay mid ka mid ah waxaa lagu qabtay iska hor imaad kooban oo saaka dhexmaray labo sahan oo ka kala tirsan labada Ciidan ee SSC iyo SNM.
Xasan cali Xasan ( xasan aariyo) oo Fagaarihii Gooja cade Ku bashaalaya Gobonimo SSC POWER
Caawo Burco iyo hargeeso
CAJILADO baroora AYAA ubaxay
01/04/2023
Welecome Jahanama Fron Jaxiima
Baskii Aakhiro Maanta Aad buu Urakaabsadey wuxuun Urakaab sadey Naarta ZNM idoor🤣
01/04/2023
Waxoodi bey bilaaben ima Abaarso zwrki waa 2021 Iyo boosaaso