23/09/2026
Ku soo biir koorsadeena: Microsoft 103 – Mastering Excel: 51 Functions Everyone Should Know
Baro sida Excel loogu adeegsado si xirfad iyo kalsooni leh.
koorsadan Waxaad ku baran doontaa 51 functions muhiim u ah shaqada iyo casharro aasaasi ah si aad u noqoto qof si xirfadaysan u maareeya xogta!
Koorsadani waxay ku siinaysaa:
✅ Faham cad iyo tusaalooyin dhab ah
✅ Isticmaalka functions-ka si fudud oo degdeg ah
✅ Karti aad ku xalliso hawlo xogeed maalin kasta
💡 Haddii aad rabto inaad ka gudubto heerka caadiga ah oo aad noqoto Excel Professional, tani waa koorsadaada!
✨ Isdiwaangeli hadda oo kuso biir group-ka koorsada:
👉 https://chat.whatsapp.com/KoND1ov5nexImXfsw34A3j