Puntland Aviation College

Puntland Aviation College Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Puntland Aviation College, Aviation school, Olympic Mall Area, Garowe.

The Puntland Aviation Collage is a private higher education institution, established in April 2022 by a group of entrepreneurs and professional aviators with a passion for flying,

πŸŽ“βœˆοΈ PUNTLAND AVIATION COLLEGE βœˆοΈπŸŽ“IMTIXAANKA FINALKA – 2026πŸ“… 19 September 2026Puntland Aviation College waxay si rasmi ah...
19/09/2026

πŸŽ“βœˆοΈ PUNTLAND AVIATION COLLEGE βœˆοΈπŸŽ“

IMTIXAANKA FINALKA – 2026

πŸ“… 19 September 2026

Puntland Aviation College waxay si rasmi ah u shaacineysaa in maanta, 19-ka September 2026, uu bilowday Imtixaanka Finalka ee sannad-waxbarasheedka 2026.

Maamulka iyo macallimiinta Machadku waxay dhammaan ardayda u rajeynayaan guul iyo natiijo wanaagsan, iyagoo ku dhiirrigelinaya inay imtixaanka ku galaan diyaargarow, feejignaan, kalsooni, iyo anshax waxbarasho.

Waxaan Alle SWT uga baryeynaa inuu u fududeeyo imtixaannada, u barakeeyo dadaalkooda iyo aqoontooda, kana dhigo mid miro-dhal ah.

πŸŽ“ Guul iyo mustaqbal wanaagsan ayaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda Puntland Aviation College.

Puntland Aviation College
Waxbarasho β€’ Aqoon β€’ Xirfad β€’ Horumar

Maamulka iyo bahda Puntland Aviation College (PAC) waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Eng. Abdulaahi Abdirisak, Mada...
14/09/2026

Maamulka iyo bahda Puntland Aviation College (PAC) waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Eng. Abdulaahi Abdirisak, Madaxa Warbaahinta Macadka, oo si guul leh u difaacay buuggiisa cilmi-baarista (Thesis) ee Jaamacadda Admas University.

Puntland aviation college πŸŽ“
10/09/2026

Puntland aviation college πŸŽ“

πŸ“š ORIENTATION – PUNTLAND AVIATION COLLEGEWaxaa shalay galab xarunta Puntland Aviation College ka qabsoomay barnaamijka O...
04/09/2026

πŸ“š ORIENTATION – PUNTLAND AVIATION COLLEGE

Waxaa shalay galab xarunta Puntland Aviation College ka qabsoomay barnaamijka Orientation-ka, oo loogu talagalay ardayda cusub ee kusoo biirtay Machadka.

Barnaamijkan ayaa ardayda lagu siiyay wacyigelin iyo xog muhiim ah oo ku saabsan nidaamka waxbarashada, koorsooyinka, xeerarka Machadka iyo fursadaha waxbarasho.

πŸŽ“ Ku soo dhowaada Puntland Aviation College – Aqoontaada, Xirfaddaada, Mustaqbalkaaga!

Puntland aviation college GALKACYO CAMPUS VACANCY ANNOUNCEMENTPOSITION: AVIATION INSTRUCTOR FOR MORE INFORMATION 5629600...
03/09/2026

Puntland aviation college
GALKACYO CAMPUS
VACANCY ANNOUNCEMENT
POSITION: AVIATION INSTRUCTOR
FOR MORE INFORMATION
5629600
OR SUBMIT YOUR RESUMR
[email protected]

FASAXA MAALINTA DHALASHADA NABIGEENNA MAXAMED ο·ΊGaroowe, Ogoosto 24, 2026Mac-hadka Puntland Aviation College wuxuu ku war...
24/08/2026

FASAXA MAALINTA DHALASHADA NABIGEENNA MAXAMED ο·Ί

Garoowe, Ogoosto 24, 2026

Mac-hadka Puntland Aviation College wuxuu ku wargelinayaa dhammaan maamulka, macallimiinta, shaqaalaha iyo ardayda Mac-hadka in Talaadada, 25-ka Agoosto 2026, oo ku beegan 12-ka Rabiicul Awal 1448 Hijriyada, ay tahay maalin fasax ah, munaasabadda Maalinta Dhalashada Nabigeenna Suubban Muxammad ο·Ί.

Mac-hadku wuxuu dhammaan maamulka, macallimiinta, shaqaalaha iyo ardayda ugu hambalyaynayaa munaasabaddan qiimaha iyo fadliga badan.

FASAX WANAAGSAN

Mac-hadka Puntland Aviation College
Garoowe – Puntland, Soomaaliya

DHAMMAAD

Hambalyoh dhamman ardayda dhammeysay dugsiyada sare ee puntland.Machadka puntland Aviation College wuxuu gacmo furan kus...
23/08/2026

Hambalyoh dhamman ardayda dhammeysay dugsiyada sare ee puntland.

Machadka puntland Aviation College wuxuu gacmo furan kusodhaweynaya dhamman ardayda rabtah inay bartaan xirfadaan.

Si khaas ah wuxuu tixgalin siinaya Ardayda kaalmaha sare gashay.

Sodhawada dhammantin.

Maamulka iyo bahda Puntland Aviation College – Garoowe waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Ilhaan Ali Abdi, oo ku guu...
18/08/2026

Maamulka iyo bahda Puntland Aviation College – Garoowe waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Ilhaan Ali Abdi, oo ku guuleysatay xilka Guddoomiyaha Ururka Ardayda Puntland Aviation College – Garoowe. πŸŽ“πŸ‘

Guushan waxay ka tarjumaysaa kalsoonida iyo taageerada ay bahda ardaydu ku qabaan hoggaankeeda.

Waxaan kuu rajaynaynaa hoggaan wanaagsan, dadaal, midnimo iyo guulo muuqda, adigoo ka shaqaynaya horumarka iyo danta guud ee ardayda iyo kulliyadda.

Hambalyo mar kale Guddoomiye Ilhaan Ali Abdi! πŸŒΉπŸ‘

Xuska Maalinta Dhalinyarada Adduunka πŸŒ™Maamulka iyo Ardayda Macadka Puntland Aviation College ayaa maanta si ballaaran ug...
12/08/2026

Xuska Maalinta Dhalinyarada Adduunka πŸŒ™

Maamulka iyo Ardayda Macadka Puntland Aviation College ayaa maanta si ballaaran uga qaybgalay xuska Maalinta Dhalinyarada Adduunka, iyagoo muujiyay firfircooni, aqoon iyo karti sare oo rajo gelinaysa mustaqbalka dalka.

Munaasabaddan waxay ahayd mid muujisay doorka muhiimka ah ee dhalinyaradu ku leeyihiin horumarka, nabadda iyo dhismaha bulshada.

Dhalinyaradu waa laf-dhabarta bulshada, waana rajada berri. πŸ‡ΈπŸ‡΄βœ¨

Address

Olympic Mall Area
Garowe
00252

Telephone

+252905629600

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland Aviation College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Puntland Aviation College:

Shortcuts

Share