05/12/2025
Jumca Mubaarak dhamaan ummadda soomaaliyeed.
Maanta oo Jimce ah, waxaan Alle ka baryeynaa inuu na waafujiyo khayrka maalintan barakaysan.
– jimcuhu waa ciida asbuuca iyo maalinta u damaysa todobaadka, ha loo dedaalo acmaasha wanaagsan
Ha illoobin:
✨ Inaad u duceyso waalidkaaga
✨ Inaad cafis u fidiso dadka
✨ Inaad qalbigaaga nadiifiso
✨ Inaad qabato wax uun oo camal khayri ah
Maan Professional Institute waxay idiin rajaynaysaa Jimco kheyr badan, barako iyo guul ku horseeda odobaadka intiisa kale.
Jumca Mubaarak!