Macadka Maryama Bintu Cimraan

Macadka Maryama Bintu Cimraan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Macadka Maryama Bintu Cimraan, High School, Dhabarka Hotel Shariqa Garowe, Garowe.

Machadka Maryama Bintu Cimraan - Garowe Puntland
Barashada Shareecada Islaamka Horumarinta Hablaha iyo Xanaanada
Caruurta Yar Yar, Waa Machad loogu Talo Galay Dumarka Keliya.

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Haweenka Puntland Drs: Naciima  Cabdiraxmaan Guulled oo ay weheliso Agaasimaha waaxda ka...
21/12/2022

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Haweenka Puntland Drs: Naciima Cabdiraxmaan Guulled oo ay weheliso Agaasimaha waaxda ka hortaga tacadiyadda ka dhanka ah Haweenka iyo Gabdhaha Aamina Maxamuud Nuur, ayaa wax ay kulan layeesheen machadka Maryamo Bintu Cimraan iyo Gabdhaha wax ka barta ee culimo udiinka ah.

Wasiirka Drs: Naciima iyo haweenka culimo udiinka ah ayaa wax ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka wada shaqayneed ee Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Haweenka culimadaa ee Puntland iyo sidii la isaga kaashan lahaa joojinta iyo ka hortaga tacadiyadda ka dhanka ah Haweenka iyo caruurta islamarkaan loo ciribtiri lahaa guud ahaa tacadiyadda kadhanka ah Haweenka iyo Gabdhaha.

Gabogabadii kulanka ayaa waxaa la isku afgartay in la joogteeyo kulamadda wacyingalintaa iyo inay door muuqda ku yeeshan Haweenka culimada ah ee Puntland.

Dhanka kale Wasiirka wasaaradda Haweenka Puntland Dr.Naciima Abdiraxman Guuled ayaa sheegtay inay balanqaad cad ka samaynayso inay wada shaqayn dhow la yeelan doonto
culimada ah ee Puntland.

Machadka Maryamo Bintu Cimraan iyo Wasaaradaha haweenka Puntland ayaa wax ay si dhow uga wadashaqayn doona wax qabadyo
Muhiim u ah bulshadda qaybaheeda gaar ahaan haweenka iyo Caruurta Puntland.

1- In iskaashi guud laga yeesho dhamaan joojinta tacadiyadda kadhanka ah Haweenka iyo Gabdhaha.

2- Ciidsiinta caruurta agoonta ah iyo ka warqabka dadka danyartaa ee Puntland.

3- Uruurinta iyo xifdinta kutubta ku dayacan xaafadaha Garoowe.

OGAYSIIS MUHIIM AH
04/10/2022

OGAYSIIS MUHIIM AH

24/08/2022
24/08/2022
MacalimiitaMacadka Maryama Bintu Cimraan
24/08/2022

Macalimiita
Macadka Maryama Bintu Cimraan

๐ŸŽ“๐Ÿ‘‘
24/08/2022

๐ŸŽ“๐Ÿ‘‘

๐ŸŽ“๐Ÿคฉ
24/08/2022

๐ŸŽ“๐Ÿคฉ

HANBALYO๐ŸŽ“
24/08/2022

HANBALYO๐ŸŽ“

Maamulka Macadka Macadka Maryama Bintu Cimraan Wuxu Hanbalyo iyo Duco u dirayaa Dhamman Ardayda ka qalin Jabisay Macadka...
24/08/2022

Maamulka Macadka
Macadka Maryama Bintu Cimraan
Wuxu Hanbalyo iyo Duco u dirayaa Dhamman Ardayda ka qalin Jabisay Macadka
Sanad dugsiyeedka
Qaybaha
1_Darasaadka islaaam
2_Xifdinta Qur'aanka
3_Xannanada Carruurta

Sido kale wuxu macadku u mahad celinaya
Ka so qayb galayaashi xafladda

*Wasiirka wax Barashada iyo Tacliinta Sare
*Agaasimaha Wasaarada Cadaalada
*Culimada
*Mu'asasada AL minhaaj
*Jamacada Bariga Africa
*Jamacadda Bosaaso University
*Waalidiinta

๐ŸŽ“

Address

Dhabarka Hotel Shariqa Garowe
Garowe
252GAROWE

Telephone

+252907741582

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Macadka Maryama Bintu Cimraan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category