Dhool Online Academy.

Dhool Online Academy. Kusoo dhawoow dhool online academy ,wuxuu kuu hayaa barashada xinaha(cillaanka) iyo makeup ka .

18/10/2022
☆Xinne 💯💥❤.
13/10/2022

☆Xinne 💯💥❤.

☆Waxwalbo qurux badnaada waxay qaatan waqti iyo dadaal ,shayga adduunka ugu qaalisana waa waqtiga .▪︎Haddii aad rabto wa...
04/10/2022

☆Waxwalbo qurux badnaada waxay qaatan waqti iyo dadaal ,shayga adduunka ugu qaalisana waa waqtiga .
▪︎Haddii aad rabto wax QAALIYA waa inaad wax QAALIYA bixisaa(Waqtigaaga waa inad bixisaa) si aad uhesho wax qiimo leh ✍✍✍💯.

☆Barashada xinaha oo online ah .▪︎Haddaba haddii aad jeceshahay barashada xinaha Waxaan kuhaynaa fursad  adigoo gurigaag...
03/10/2022

☆Barashada xinaha oo online ah .
▪︎Haddaba haddii aad jeceshahay barashada xinaha Waxaan kuhaynaa fursad adigoo gurigaaga jooga kubaranaysid xinaha .

▪︎Nagala soo xiriir whatsupka +252907451068.

☆Cilaan barasho .▪︎Barashada xinaha online ah   Whatsup : +252907451068
02/10/2022

☆Cilaan barasho .
▪︎Barashada xinaha online ah
Whatsup : +252907451068

☆Farxada noloshu maaha inaad hesho waxa kaa maqan ee waa inaad kuqanacdaa waxa aad haysatid .▪︎Waxa aad haysatid qof aya...
01/10/2022

☆Farxada noloshu maaha inaad hesho waxa kaa maqan ee waa inaad kuqanacdaa waxa aad haysatid .

▪︎Waxa aad haysatid qof ayay riyadiisa tahay oo maalinwalba Allah waydiisanaya adna maba uqabtid inaad wax wayn haysatid .

Haddii aad kufakaraysid lacag , guri, gaari iyo wax lamida midbaa indhoole ah ,midbaa curyaana laakiin adigu madareensatid nimcadaas aad haysatid ee dheh Alxamdulilaah .

▪︎Marka aad xasuusatid wax kaa maqan isxasuusi waxa aad haysatid kuna qanac xaalada aad taagantahay Allahna waydiiso inuu kusiyaadiyo nimcadaada waxa aad jeceshahayna kusiiyo .

☆Barashada xinaha oo Online ah .     Whatsup:▪︎+252907451068
01/10/2022

☆Barashada xinaha oo Online ah .
Whatsup:
▪︎+252907451068

☆Waxaa bilaabmaya class cusub oo cilaan barasho ah .▪︎Online ▪︎Xinaha noocyadiisa kala duwan .Haddaba haddii aad jecesha...
30/09/2022

☆Waxaa bilaabmaya class cusub oo cilaan barasho ah .
▪︎Online
▪︎Xinaha noocyadiisa kala duwan .
Haddaba haddii aad jeceshahay barashada xinaha nagala soo xiriir whatsupka .

▪︎+252907451068

25/09/2022
☆Pizza yar yar oo fudud 🥰🥰🥰.▪︎Abaayheeleey🤣🤣🤣 Astaqfurulaah 💯 .▪︎Yaad usamayn lahayd Abaayheeleey 🥰🥰.
28/08/2022

☆Pizza yar yar oo fudud 🥰🥰🥰.
▪︎Abaayheeleey🤣🤣🤣 Astaqfurulaah 💯 .
▪︎Yaad usamayn lahayd Abaayheeleey 🥰🥰.

26/08/2022

🤣🤣🤣🤣

25/08/2022

Sheikh Mustafa ❤❤.

Address

Garowe
SO

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhool Online Academy. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Dhool Online Academy.:

Shortcuts

Share

Category