Ihsaan Academy

Ihsaan Academy Kusoo dhowaada Ihsaan Academy, Garowe Puntland Somalia.

22/05/2023

Ihsaan Academy

19/03/2023

Xarunta Ihsaan Academy waxay kuu haysaa waxbarasho tayo leh oo tudhaala leh oo toobiye haysata.
Xaruntan waxay ugu talagashay in ardayda Soomaaliyeed ee dan yarta ah inay helaan waxbarasho tayo leh oo jaban.
Hadaba hadii aad diyaar tahay imaw xarunta machadka oo ku taalada Agagaarka Dugsiga hoose ee Darwiish.

Ihsaan Academy  wuxuu idin bilaabayaa koorsooyin cusub, Subixii Galabkii iyo Habeenkii.
19/01/2023

Ihsaan Academy wuxuu idin bilaabayaa koorsooyin cusub, Subixii Galabkii iyo Habeenkii.

Jimce wanagsan dhammaantiinIhsaan Academy
13/01/2023

Jimce wanagsan dhammaantiin

Ihsaan Academy

Akadeemiyada Ixsaan oo loo furay inay ka qayb qaadato tayada waxbarashada ummada Soomaaliyeed.Waxay idin diyaarinaysaa w...
10/01/2023

Akadeemiyada Ixsaan oo loo furay inay ka qayb qaadato tayada waxbarashada ummada Soomaaliyeed.

Waxay idin diyaarinaysaa waxbarasho heerkeedu sareeyo lana jaanqaadaysa heerarka tayada waxbarashadda caalamiga ah.

Dhawaan ka filo koorsooyin cusub oo xirfad iyo aqoon badan aad heli doonto, taas oo qofkasta ka fiidaysan karo da'kasta oo uu jiro.

Booqo xarunta oo ku taala agaagaarka barxada yar ama dhanka galbeed ee iskuula darwiish.

Ama soo wac : 0907665920/0907723919/7744796

08/01/2023

Ujeedada ugu weyn ee laga leeyahay machadka Ihsaan Academywaa in uu siiyo dadka waaweyn xirfad iyo aqoon ay noloshooda ku maareeyaan,
Qofkasta iyo da’ kasta waa muhiim in uu waxbarto si uu ula jaan qaado noloshan casriga ah.

Hadaba ugu imaw ihasaan academy waxbarasho “Tayo leh oo tudhaala leh oo toobiye haysta”..

Fadlan kala xiriir faahfahin dheeriya
090-7665920/0907723919/7744796

OGAYSIISMachadka Ihsaan Academy wuxuu u qaadanayaa Arday cusub Waxbarashadda uu bixiyo, oo kala ah Heerarka kala duwan s...
05/12/2022

OGAYSIIS
Machadka Ihsaan Academy wuxuu u qaadanayaa Arday cusub Waxbarashadda uu bixiyo, oo kala ah Heerarka kala duwan sida hoos ku xusan.
Isdiiwaangalintu way socotaa..

Fadlan kala xiriir
090-7665920/0906794283/7744796

28/11/2022

One of the students of Ihsaan Academy.

Ardayda Machadka Ihsaan Academy uu maanta ubilowmay imtixaankii
24/11/2022

Ardayda Machadka Ihsaan Academy uu maanta ubilowmay imtixaankii

07/11/2022

Fursad cusub oo waxbarasho,
1.Matahay qof doonaya waxbarasho tayo leh iyo goob ku haboon?
2. Ma tahay qof aan horey u helin fursad waxbarasho ama ay ka kala go'day?
3. Ma jeceshahay inaad wakhti kooban wax ku barato, naftaadana ku dhistid?
4. Hamigaaga ma yahay inaad hesho aqoon iyo xirfad aad ku shaqaysato?

Soo booqo xarunta machadka IHSAN ACADEMY, oo kuu diyaariyey waxbarasho
Tayo leh oo tudhaala leh oo toobiye haysta..
Wixii faahfaain ah machadka kala xiriir
0907036911/7665920

Address

Next To Darwish Primary School Garowe
Garowe

Opening Hours

Monday 07:00 - 20:00
Tuesday 07:00 - 20:00
Wednesday 07:00 - 20:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 20:00
Sunday 07:00 - 20:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ihsaan Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category