Orator Language & Skills Centre

Orator Language & Skills Centre Empowering minds through language and practical skills. Short courses in fire safety, sales & marketing, and weekly social engineering programs.

We offer Arabic, English & French, plus training in electrical work, graphic design, and tutoring skills.

MA DOONAYSAA INAAD BARATO ASAASIYAT-KA COMPUTER-KA IYO MICROSOFT OFFICE-KA?Orator Language and Skills Center waxay kuu d...
18/08/2026

MA DOONAYSAA INAAD BARATO ASAASIYAT-KA COMPUTER-KA IYO MICROSOFT OFFICE-KA?
Orator Language and Skills Center waxay kuu diyaarisy:
KOORSADA ASAASIYAATKA COMPUTERKA & MICROSOFT OFFICE
โณ SOO KOOBID INTENSIVE AH โ€“ 5 ASBUUC!
Koorsadan waxaad ku baran doontaa:
๐Ÿ–ฅ๏ธ Asaasiyaatka Computer-ka
๐Ÿ“ Microsoft Word
๐Ÿ“Š Microsoft Excel
๐Ÿ“ฝ๏ธ Microsoft PowerPoint
๐Ÿ’ฐ Qiimaha Koorsadan: $25
Kaliya 4 kursi ayaa bannaan!
Waxaa intaas dheer, 1 arday oo nasiib leh ayaa heli doona Orator Scholarship oo si buuxda u daboolaysa kharashka koorsadan!
๐Ÿ“… Maalmaha Waxbarashada:
โžก๏ธ Sabti โ€“ Isniin โ€“ Talaado
AMA
โžก๏ธ Axad โ€“ Talaado โ€“ Khamiis
๐Ÿ•’ Waqtiyada oo dhan waa la heli karaa:
๐ŸŒ… Subaxnimo
โ˜€๏ธ Galabnimo
๐ŸŒ™ Habeenimo
๐Ÿ’ก Wax Baro โ€ข Tababaro โ€ข Abuur โ€ข Shaqee
Ha seegin fursaddan! Ku bilow safarkaaga xirfadaha Computer-ka oo hel aqoon wax ku ool ah oo kaa caawin karta waxbarashada, shaqada iyo mustaqbalkaaga.
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir: 0907888100
๐Ÿ“ง Email: [email protected]
๐Ÿ“ Goobta: Haaji Ali Mosque, Garowe, Puntland, Somalia
โญ Kuraastu waa xaddidan yihiin โ€” Isdiiwaangeli hadda..

Happy 1st August to all Puntlanders.
30/07/2026

Happy 1st August to all Puntlanders.

MA KU RIYOONAYSAA INAAD WAXBARASHO U AADDO DIBADDA?Waalid iyo arday badan waxay dadaal badan geliyaan helitaanka jaamaca...
27/07/2026

MA KU RIYOONAYSAA INAAD WAXBARASHO U AADDO DIBADDA?

Waalid iyo arday badan waxay dadaal badan geliyaan helitaanka jaamacadaha dibadda, laakiin waxaa jira hal shuruud oo ay jaamacado badan iyo dalal badan kaa rabaan ka hor inta aan lagu siin oggolaanshaha waxbarashada...

IELTS (International English Language Testing System)

IELTS waa imtixaanka cabbira heerka aqoontaada luqadda Ingiriisiga, waxaana aqbala kumannaan jaamacadood, kulliyadood iyo hay'ado waxbarasho oo ku kala yaalla dalal ay ka mid yihiin:
๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง United Kingdom
๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฆ Canada
๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡บ Australia
๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ฟ New Zealand
๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ช Ireland
iyo dalal kale oo badan.

Sidoo kale, IELTS waxaa looga baahan yahay codsiyada shaqada, deeqaha waxbarasho iyo dalal badan oo bixiya fiisooyinka shaqooyinka iyo waxbarashada.

Maxaa dhacaya haddii aadan diyaar u ahayn imtixaanka IELTS?

Arday badan ayaa si toos ah u gala imtixaanka iyagoo aan si fiican isu diyaarin, taas oo keenta inay waayaan dhibcaha ay jaamacaddu ka rabto. Markaas waxay ku khasbanaadaan inay galaan koorsooyin Ingiriisi oo dheeraad ah, kuwaas oo qaadan kara bilo badan isla markaana ku kordhiya kharash dheeraad ah oo aysan waalidku awoodin.

Orator Language & Skills Center - ayaa taas kuu diyaariyay.

Waxaan kuu diyaarinaynaa:
โœ… Writing
โœ… Reading
โœ… Listening
โœ… Speaking
โœ… Vocabulary
โœ… Imtixaanno tijaabo ah (Mock Tests)
โœ… Tabaha lagu guuleysto imtixaanka IELTS

Waxaan rabnaa inaad si kalsooni leh u gasho imtixaanka adigoo diyaar u ah inaad gaarto dhibcaha ay jaamacaddaadu kaa rabto.

๐Ÿ“… Fasallada:
๐Ÿ—“๏ธ Talaado โ€“ Khamiis
๐Ÿ•• 6:00 PM โ€“ 8:00 PM

๐Ÿ’ฐ Kharashka: $25 bishii
โณ Muddada: 4 Bilood

๐Ÿ“ Orator Language & Skills Center โ€“ Garowe
๐Ÿ“ž 0907888100

Hadafkeennu ma aha oo keliya inaan ku barno Ingiriisiga; hadafkeennu waa inaan kuu diyaarino inaad si kalsooni leh u codsato jaamacadaha dibadda iyo shaqooyinka dibada oo aad gaarto riyadaada.

Orator ayaa ku diyaarinaya, Adiga ayaa gaari doona mustaqbalkaaga.



21/07/2026

๐Ÿ“ข Only 3 Seats Left! ๐Ÿ“ข

Our English Language Class is starting next month, and enrollment is almost full!

๐Ÿ“… Schedule: Tuesday โ€“ Thursday
๐Ÿ•“ Time: 4:00 PM โ€“ 6:00 PM

To provide the best learning experience, we've limited the number of students per class. As a result, only 3 seats are still available.

โณ Enroll now before it's too late! Once these final seats are filled, registration will close.

๐Ÿ“ฉ Message us today to secure your spot!
907 888 100

Empowering minds through language and practical skills. We offer Arabic, English & French, plus training in electrical work, graphic design, and tutoring skills. Short courses in fire safety, sales & marketing, and weekly social engineering programs.

๐Ÿ’ป๐Ÿ“š BARNAAMIJKA AQOONTA KOMPUTARKA ๐Ÿ“š๐Ÿ’ปMa rabtaa inaad barato xirfadaha kombutarka ee maanta looga baahan yahay waxbarashad...
05/06/2026

๐Ÿ’ป๐Ÿ“š BARNAAMIJKA AQOONTA KOMPUTARKA ๐Ÿ“š๐Ÿ’ป

Ma rabtaa inaad barato xirfadaha kombutarka ee maanta looga baahan yahay waxbarashada, shaqada iyo ganacsiga?

๐ŸŽ“ Orator Xarunta Luqadda iyo Xirfadaha waxay kuu diyaarisay Barnaamijka Aqoonta Komputarka oo muddo gaaban gudaheed kugu siinaya xirfado muhiim ah oo aad si toos ah ugu adeegsan karto nolol maalmeedkaaga iyo shaqadaada.

Waxaad baran doontaa:

โœ… Qoraalka Kombutarka (Typing & Document Preparation)
โœ… Microsoft Word
โœ… Microsoft Excel
โœ… Microsoft PowerPoint
โœ… Asaasiyatka isticmalka ee kombutarka๏ฟผ
โœ… Asaasiyatka isticmalka ee internet ka

๐Ÿ† Dhammaadka barnaamijka waxaad heli doontaa SHAHADO caddeynaysa xirfadaha aad baratay.

๐Ÿ’ฐ Qiimaha: $25 Keliya
๐Ÿ“… Muddada: 3 Bilood

๐Ÿ‘จโ€๐ŸŽ“ Ku habboon:
โœ” Ardayda dugsiyada iyo jaamacadaha
โœ” Dhalinyarada shaqo doonka ah
โœ” Shaqaalaha doonaya inay kororsadaan xirfadahooda
โœ” Qof kasta oo doonaya inuu la jaanqaado dunida casriga ah

๐Ÿš€ Xirfadda kombutarku maanta ma aha ikhtiyaar, waa baahi lagama maarmaan ah.

๐Ÿ“ Garowe, Puntland, Soomaaliya
๐Ÿ“ž 0907888100
๐Ÿ“˜ Facebook:

Iska diiwaangeli maanta, hana seegin fursadda aad ku horumarin karto mustaqbalkaaga.

Ka gaar fasalka hada biloobmay, la jaan qaad dadka hada wax korsanayaโ€ฆ

30/05/2026

๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ‘งโ€๐Ÿ‘ฆ WAALIDIINTA SHARAFTA LEH,

Ma leedahay wiil ama gabar school-ka dhameeyay oo jamacada uu socda?

๐ŸŽ“ Orator Language & Skills Center wuxuu idiin soo bandhigayaa Xirmada Gap Year oo loogu talagalay in dhalinyarada lagu xoojiyo aqoon, xirfad iyo kalsooni si ay ugu diyaar garoobaan mustaqbalkooda.

Inta uu socdo barnaamijku wa sanad, ardayguna wuxuu baranayaa:

โœ… Luqadda Ingiriisiga
โœ… Basic Computer Skills

Mustaqbalka ubadkeennu kuma dhismo nasiib, wuxuu ku dhismaa aqoon iyo xirfad.

๐Ÿ’ฐ Bishii: $25 keliya

Maalgelinta ugu wanaagsan ee waalidku u sameyn karo ubadkiisa waa waxbarasho.

๐Ÿ“ Orator Language & Skills Center โ€“ Garowe
๐Ÿ“ž 0907888100

๐ŸŽฏ Hal sano oo si wanaagsan loo isticmaalo waxay beddeli kartaa mustaqbal dhan.




๐Ÿ“šโœจ Ma doonaysaa inaad hormariso luqaddaada oo aad kalsooni ku hadasho?Ku soo biir koorsooyinka luqadaha ee Orator Langua...
17/05/2026

๐Ÿ“šโœจ Ma doonaysaa inaad hormariso luqaddaada oo aad kalsooni ku hadasho?

Ku soo biir koorsooyinka luqadaha ee Orator Language & Skills Center! ๐ŸŒ
Waxaan bixinaa koorsooyin:
๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง English
๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Soomaali
๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฆ Carabi
๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท Faransiis

โœ… Baro ereyo cusub (3000+ eray)
โœ… Hormari hadalka & ku dhawaaqista
โœ… Baro naxwaha iyo qorista
โœ… Ka bilow beginner ilaa advanced
โœ… Macallimiin khibrad leh & casharro tayo sare leh

๐ŸŽฏ Hadafkeennu waa inaan kaa caawino inaad:
๐Ÿ—ฃ๏ธ Si kalsooni leh u hadasho
๐Ÿ“– Si sax ah u qorto
๐ŸŒŸ Fursado cusub u hesho waxbarasho & shaqo

๐Ÿ“ Garoowe, Puntland, Soomaaliya
๐Ÿ“ž 090 7888100

๐Ÿ”ฅ Boosaska way xaddidan yihiin โ€” isdiiwaangeli maanta!




๐ŸŽ“ XIRMADA GAP YEAR โ€“ ORATOR CENTER ๐ŸŽ“KAGAAR INTAYNA BISHU DHAMAAN, FASALADU WA BUUXSAMI DOONAAN Hal sano oo fasax ah ha n...
16/05/2026

๐ŸŽ“ XIRMADA GAP YEAR โ€“ ORATOR CENTER ๐ŸŽ“

KAGAAR INTAYNA BISHU DHAMAAN, FASALADU WA BUUXSAMI DOONAAN

Hal sano oo fasax ah ha noqon mid ka lumiya oo ka faโ€™ideesan wayaโ€ฆ

Ka dhig sanad hormar, xirfad iyo fursado cusub! ๐Ÿš€

๐Ÿ“š Xirmada Gap Year ee Orator waxaa loogu talagalay:
โœ… Ardayda jaamacadda dhamaysay
โœ… Dadka sanad fasax qaadanaya
โœ… Qof kasta oo doonaya inuu kobciyo xirfadiisa iyo CV-giisa

๐Ÿ’ก Waxaad baran doontaa:
โœ” English Language
โœ” Computer Applications

๐ŸŽฏ Faaโ€™iidooyinka:
โœ… Kor u qaad CV-gaaga
โœ… Dhis kalsooni
โœ… Kordhi fursadaha shaqo
โœ… Isticmaal waqtigaaga si faaโ€™iido leh

๐Ÿ’ฐ Qiimaha: $25 KELIYA bishii

๐Ÿ“ Garowe, Puntland โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž 0907888100
๐Ÿ“˜ Facebook:

๐Ÿš€ Maanta baro, berri hoggaami mustaqbalkaaga!




๐Ÿš˜โœจ MID KAMID AH MASHAARIICDA ISMAALGINEED ee ๐ŸŽ“ Orator Language & Skills Centre - RAPID RESPONSE e-Dhaq PRESSURE WASHING ...
12/05/2026

๐Ÿš˜โœจ MID KAMID AH MASHAARIICDA ISMAALGINEED ee ๐ŸŽ“ Orator Language & Skills Centre - RAPID RESPONSE e-Dhaq PRESSURE WASHING โœจ๐Ÿš˜

Ma ahan oo kaliya adeeg dhaqid baabuurโ€ฆ
Waa fursad shaqo, hormar bulsho, iyo taageero waxbarasho ๐Ÿ’™

โ€œRapid Response e-Dhaq Pressure Washingโ€ waa mid kamid ah initiatives-ka ismaalgelineed ee ๐ŸŽ“ Orator Language & Skills Centre, kaas oo loogu talagalay:

โœ… Abuurista shaqooyin cusub
โœ… Taageeridda dhalinyarada & minorities-ka
โœ… Dhisidda xirfado shaqo iyo masuuliyad
โœ… Taageeridda waxbarashada iyo hormarka bulshada

๐Ÿš— Waxaan bixinaa:
โœ” Pressure Washing tayo sare leh
โœ” Adeeg degdeg ah
โœ” Nadaafad xirfad leh
โœ” Adeeg lagu kalsoonaan karo

Markaad nala shaqeyso, waxaad taageeraysaa:
๐Ÿ“š Waxbarashada
๐Ÿค Shaqo abuurka
๐ŸŒ Hormarka bulshada
๐Ÿคฒ Sadaqo meel wanagsan gashay

๐Ÿ“ž Contact us now: 0905145284/0907888100




๐ŸŽ“ ORATOR LANGUAGE & SKILLS CENTER ๐ŸŽ“Ma rabtaa inaad hormariso mustaqbalkaaga?  Orator Center wuxuu kuu diyaariyay waxbara...
11/05/2026

๐ŸŽ“ ORATOR LANGUAGE & SKILLS CENTER ๐ŸŽ“

Ma rabtaa inaad hormariso mustaqbalkaaga?

Orator Center wuxuu kuu diyaariyay waxbarasho tayo leh iyo xirfado kuu horseedi kara guul dhab ah ๐Ÿ“šโœจ

Waxaan bixinaa:
โœ… English Language
โœ… Arabic Language
โœ… Computer Skills
โœ… School Subjects Tutoring
โœ… Electricity Fundamentals
โœ… Public Speaking & Presentation

๐Ÿ’ก Maxaad noo dooraneysaa?
โœ” Macallimiin khibrad leh
โœ” Waxbarasho casri ah
โœ” Barasho practical ah
โœ” Jawi waxbarasho oo taageero leh
โœ” Natiijooyin muuqda

๐Ÿ•“ Fasallo Weekday & Weekend ah waa diyaar
๐Ÿ“ Haji Ali Road, Garowe, Puntland โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž 0907888100
๐Ÿ“˜ Facebook:

๐Ÿš€ Is diiwaangeli maanta, bilowna safarkaaga guusha!


Address

XAAJI ALI Road
Garowe

Opening Hours

Monday 07:00 - 12:00
16:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 12:00
16:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 12:00
16:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 12:00
16:00 - 21:00
Saturday 07:00 - 12:00
16:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 12:00
16:00 - 21:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Orator Language & Skills Centre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share