01/05/2024
Habeenka Jimcaha waxaad noogu casumantahay New Rays Garoowe.
Dhiganayaasha Wehelkii Naftayda iyo Waayihii Jacaylka iyo Maal qabeenkii Miyi.
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Madasha Maandaar, Garowe.
Madasha Maandaar waa madal cilmiyeed ka shaqaysa horumarinta wacyiga iyo xirfadda dhalinyarada soomaaliyeed, Madashu waxay faafisaa buugaagta, joornaallada cilmiga ah iyo agabka akhris qoraalka,
01/05/2024
Habeenka Jimcaha waxaad noogu casumantahay New Rays Garoowe.
Dhiganayaasha Wehelkii Naftayda iyo Waayihii Jacaylka iyo Maal qabeenkii Miyi.
13/02/2024
Madasha Maandaar oo kaashanaysa Jamaacadda Frountier Garoowe ayaa u qabtay qaybo ka mid ah tiradii koobnayd ee ku guulaysatay inay ka faaidastaan Tababarka Fagaare ka hadalka .
mar walba xirfadaha dhisidda shakhsiyadaha waa kuwa aan u taaganahay ka shaqayn toodu.
20/09/2023
Gudoomiyaha Madasha Maandaar Abdulljabaar Mohamed Farma ayaa saaka Booqasho iyo baraarujin ugu tagay qayb ka mid ah Dugsiyada Sare Magaalada Buurtinle.
Waxaa halkaas ku soo dhaweeyey Maamulada iskuulada kala ah,Burtinle Secondary iyo Mubtada Secondary.
Madashu waxay diyaar u tahay mar walba inay la shaqayso, Ardayda Soomaaliyeed.
Habeen danbe Garoowe iyo Olol .
Reer Garoowe waa markeenii ..
03/06/2023
Waxaan sanadkii Afraad dagalada whatsppka iyo Talegramka ka wadnaa tala siin iyo jihayn Ardayda puntland iyo kuwa soomaaliyeedba .
Mahadsanid ustaad khadar oo qayb ka ah tal siinta Ardayda.
Madasha Maandaar Waxaa Sharaf wayn u ah ka Qayb galka Bandhigan, adna Qayb nagala noqo.
29/08/2022
Eng Salahudin Somali oo ka mid ah Tababarayaasha Madasha Maandaar ayaa soo Gaba gabeeyey Tababar socday Hal bil oo ay Soo qaban qaabisay Thub oo lagu baranayey xirfadda muuqaal samaynta .
Waxaan Dhisaynaa Mar walba Garaadka Dhalinta Waa Hadafka Bahda Maandaar.
Schoolarship 👨🏭🎓 Maalinta Talasiinta iyo Jihaynta Ardayda ku biiraya Jamaacadaha.
Madasha Maandaar Fursadan ayey idinku Bishaaraynaysaa Dhamaan Ardayda Sanadkan Jaamacadaha ku biiraya.
Subaxa khamiista | Dabaqa 3aad | Masjidka Al-Huda | Garoowe | Abdulljabaar mohamed farma
07/08/2022
Garoowe : Tababar la xiriira Fagaare hadalka oo socday laba isbuuc ayaa Ardaydii ka faaidaystay oo 30Qof ahaa la Gudoonsiiyey Shahaadooyin.
Kulanka waxaa Qayb ka ahaa Aqoonyahanka Bulshada iyo Marti Sharaf kale
05/08/2022
Biri ayaa noo balan ah insha allh