17/08/2026
Waxaa gabagabo ku dhow qaadashada ardayda cusub ee Machadka Khadiija Bintu Khuwaylid – Garoowe.
Haddii aad weli qorshaynayso inaad ku biirto machadka, wali Waxaad haysataa Fursadii aad isku diiwaangelin lahayd.
📞 Kala xiriir: 907723377 ama 907765060