Nasiye Online Academy

Nasiye Online Academy We ofer Regular and online classes

Ciid wanagsan dhamaan umadeena
28/06/2023

Ciid wanagsan dhamaan umadeena

Ciid wanaagsan dhamaan umadeena.
28/06/2023

Ciid wanaagsan dhamaan umadeena.

Hanbalyo dhamaan umada Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogto
26/06/2023

Hanbalyo dhamaan umada Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogto

Fadlan ka faa'iideyso oo iska dhis maadooyinka kugu adag. Fasal iyo Online ba waad heleysaa. Yaan lagaa buuxin Ku dhufo ...
21/06/2023

Fadlan ka faa'iideyso oo iska dhis maadooyinka kugu adag. Fasal iyo Online ba waad heleysaa. Yaan lagaa buuxin
Ku dhufo link hooso saad ula xiriirto whats up numberka

https://wa.link/shp00x

Wasaaradda wax barashadsa ee Dowladda Puntland ayaa shaacisey Jadwalka imtixaanka fasalada sideedaad iyo 12aad oo bilaab...
30/05/2023

Wasaaradda wax barashadsa ee Dowladda Puntland ayaa shaacisey Jadwalka imtixaanka fasalada sideedaad iyo 12aad oo bilaaban doona 10/6/2023
INSHA ALLAAH

Bishaaro bishaaro bishaaro. Dhamaan ardeyda f4 sanad ka u fariisaneysa Nasiye Online Academy waxaad ka heleysaan course ...
29/05/2023

Bishaaro bishaaro bishaaro.

Dhamaan ardeyda f4 sanad ka u fariisaneysa Nasiye Online Academy waxaad ka heleysaan course lacag la'aan ah oo ku saabsan maadadda Business ka khaasatan qaybta Acxounting ka oo soconeysa mudo 5 habeyn ah. Waxaad kala socon mobile kaaga gacanta adoo gurigaaga jooga. Fadlan iska diwaan gali oo ku dhufo link hoose
Mahadsanid
https://wa.link/shp00x

Address

Jidka 30
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nasiye Online Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category