مدرسة القدس لتحفيظ القرآن وتعليم الأساسيDugsiga Hoose ee Al-qudus

  • Home
  • Somalia
  • Garowe
  • مدرسة القدس لتحفيظ القرآن وتعليم الأساسيDugsiga Hoose ee Al-qudus

مدرسة القدس لتحفيظ القرآن وتعليم الأساسيDugsiga Hoose ee Al-qudus مدرسة القدس لتحفيظ القرآن وتعليم الأساسي
Dugsiga alqudus ee xifdi

13/07/2026
Sidee uga faa'idaysankarnaa maalmaha aduunka ugu qiimaha badan ee nagu soo aadan:1.xuska Alle oo labadiyo ( التكبير والت...
12/06/2024

Sidee uga faa'idaysankarnaa maalmaha aduunka ugu qiimaha badan ee nagu soo aadan:
1.xuska Alle oo labadiyo ( التكبير والتسبيح والتحميد والتهليل)
2. Soonka maalmahaas 9 bari ah oo lagu dadaalo qofkii awooda.
3. Akhrinta Qur'aanka oo labadiyo.
4. Sadaqada iyo wax bixinta oo lagu dadaalo.
5. Baarinimada waalidka iyo sama falkooda oo la badiyo.
6. Salaadaha sunaha ah oo qofku badiyo gaar ahaan salaat- laylka iyo duxada.
7. Towbadkeena iyo in Allaah loo laabto danbiyadana laga toobadkeeno.
8. Quudinta dadka baahan iyo masaakiinta oo lagu dadaalo.
9. Qaraabo xiriirinta in muhimada weyn lasiiyo.
10. Maalinta carafo oo soonkeeda sigaar ah loogu dadaalo.
11. Ducada iyo Alla bariga oo la daa'imo.
12. Ka farxinta qoys iyo ciyaalka maalmaha ciidka.
13. Udxiyada iyo maalmaha ciidka oo xoolo la qalo Alle loogu dhawaado.

Iyo dhamaan Albaabada khayr ee faraha badan baan kaga faa'idaysan karnaa maalmaha 10ka ah ee qiimaha badan.
Alle hana waafajiyo acmaasha khayrka ah.

Shiekh Xasan Cabdullahi Shiekh Xasan

13/07/2021
13/07/2021

Xaflada Daah furka dugsiga H/dhexe Alqudus qaybtiisa labaad xaafada Waaberi-Garowe.

17/02/2020

مدرسة القدس لتحفيظ القرآن
والتعليم الأساسي

Address

Waaberi
Garowe

Telephone

+252907008414

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مدرسة القدس لتحفيظ القرآن وتعليم الأساسيDugsiga Hoose ee Al-qudus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to مدرسة القدس لتحفيظ القرآن وتعليم الأساسيDugsiga Hoose ee Al-qudus:

Shortcuts

Share

Category