Som Academy

Som Academy Som Academy waa xarun bixisa waxbarasho la jaanqaadaysa tiknoolajiyadda casriga ah
(1)

Hambalyo dhammaan ardayda maanta ka gudubtay imtixaanka Fasalka 4aad ee dugsiga sare ee Dawlad goboleedka Puntland Arday...
15/08/2024

Hambalyo dhammaan ardayda maanta ka gudubtay imtixaanka Fasalka 4aad ee dugsiga sare ee Dawlad goboleedka Puntland Ardaydaas oo tiradoodu dhammayd 6950 Arday, Sigaara waxaan ugu hambalyaynaynaa ardayda gashay kaalmaha ugu sareeya.
Waxaana u rajaynaynaa inay sii wataan hayaankooda wax barasho.

๐๐€๐€๐‡๐ˆ๐ ๐…๐”๐‘๐’๐€๐ƒ๐Ž ๐’๐‡๐€๐๐ŽTar: 08-0702024Shirkadda Som Academy waxa ay baahinaysaa fursadaha shaqo ee kala ah:1. Sales and mar...
08/07/2024

๐๐€๐€๐‡๐ˆ๐ ๐…๐”๐‘๐’๐€๐ƒ๐Ž ๐’๐‡๐€๐๐Ž
Tar: 08-0702024

Shirkadda Som Academy waxa ay baahinaysaa fursadaha shaqo ee kala ah:
1. Sales and marketing officer.
2. Accounting & customer care officer.
Goobta: Xarunta shirkadda ee Garoowe

๐˜€๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ:
Codsaduhu waa in uu buuxiyaa shuruudaha hoos ku xusan:

๐’๐š๐ฅ๐ž๐ฌ ๐š๐ง๐ ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ๐ข๐ง๐  ๐จ๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ž๐ซ
1. In uu haysto Shahaadada koowaad ee jaamacadda Maamulka iyo maareynta, culuumta kombiyuutarka, waxbarashada ama shahaado u dhiganta.
2. In uu leeyahay khibrad shaqo oo aan ka yarayn 1 sano oo la xiriirta iibka iyo suuqgeynta.
3. In uu yahay shaqsi leh habdhaqan suuban, kuna wanaagsan xiriirka soo dhaweynta & qancinta.
4. In uu faham dheeraad ah u leeyahay adeegsiga iyo la socodka horumarka tignoolajiyada.

๐€๐œ๐œ๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ข๐ง๐  & ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐จ๐ฆ๐ž๐ซ ๐œ๐š๐ซ๐ž ๐จ๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ž๐ซ
1. In uu haysto Shahaadada koowaad ee jaamacadda Xisaabaadka, Maamulka iyo mareynta, culuumta kombiyuutarka ama shahaado u dhiganta.
2. In uu leeyahay khibrad shaqo oo aan ka yarayn 1 sano oo la xiriirta qaybta xisaabaadka.
3. In uu awood u leeyahay diyaarinta warbixinnada xisaabaadka (Financial Reports)

๐…๐†:
Qabashada Codsiyadu waxay ku egtahay: 18/07/2024
Codsiga & CV-ga ku hagaaji link-gan
https://forms.gle/zRyXWtaVgnm6LHL8A

Address

Garowe, Main Road/Samatar Mini Mall R05
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Som Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share