PIMAT College

PIMAT College

Share

Puntland Institute of Management and Technology (PIMAT).

Photos from PIMAT College's post 09/08/2025

Ardayda Dhamaysay Machadka PIMAT College Ayaa kulan Qado Sharaf ah la qaatay Maamulka iyo macalimiinta Oo ay uga mahad celinayaan dadaalkii iyo cilmigii labaray.

macalimiinta Machadka ayaa ardayda Ujeediyay Dardaaran iyo In ay sii wadaan Dadaalkooda cilmigii la barayna ay bulshada iyo naftoodaba ugu adeegaan.

Photos from PIMAT College's post 07/08/2025

Hadal jeedinta Masuuliyiinta kasoo qayb gashay munaasabadda Qalinjabinta PIMAT College

Photos from PIMAT College's post 07/08/2025

Hambalyo Ardayda Kaalimaha Sare Galay Ee Machadka PIMAT College

06/08/2025

Hambalyo Ardayda Machadka PIMAT College

🗓️ 5 August.2025
📍 Xarunta Kaalo Nederland ee Garowe


Photos from PIMAT College's post 05/08/2025

Hambalyo iyo Bogaadin

Maamulka Machadka (PIMAT College) waxa uu si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaa ardayda dhamaysatay barnaamijka Office Management & Secretary, kuwaas oo si hufan u guday waajibaadkoodii waxbarasho.

Guushiinna maanta waa mid ku timid dadaal, dulqaad iyo juhdi aad geliseen tacliinta.

Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya oo aad ka qayb qaadataan horumarinta goobaha shaqada iyo maamulka dalka.

Mar labaad hambalyo! Waxaan sidoo kale u mahadcelinaynaa Haayadda Kaalo Nederland oo ahayd Haayada gacanta ka gaystay barnaamijkan sidoo kale waxaa iyana ka maqnayn macallimiinta iyo waalidiinta kaalinta mugga leh ka qaatay guushan.

Photos from PIMAT College's post 05/08/2025

Maamulka Machadka PIMAT College Waxaa uu shahaado Sharaf Gudoonsiiyay shirkadihii iyo goobihii sida gaarka ula shaqeeyay

🗓️ 5 August.2025
📍 Xarunta Kaalo Nederland ee Garowe


Photos from PIMAT College's post 05/08/2025

Hadal Jeedinta Masuuliyiinta ka qayb gashay xafladda Qalinjabinta Ardayda Machadka PIMAT College.

🗓️ 5 August.2025
📍 Xarunta Kaalo Nederlandee Garowe


Photos from PIMAT College's post 05/08/2025

Q2aad Xafladda Qalin jabinta Dufcadii 2aad Ee Machadka PIMAT College.

Waxaana kasoo qayb galay masuuliyiinta kale duwan Ee Dowladda iyo qaybaha bulshada.

🗓️ 5 August.2025
📍 Xarunta Kaalo Nederland ee Garowe


Photos from PIMAT College's post 05/08/2025

Xafladda Qalin jabinta Dufcadii 2aad Ee Machadka PIMAT College.

🗓️ 5 August.2025
📍 Xarunta Kaalo Nederland ee Garowe


04/08/2025

1 Maalin ayaa ka hadhay qabsoomidda xafladda qalin-jebinta dufcadda 2aad ee PIMAT College

----
🗓️ 5 August.2025
📍 Xarunta Kaalo Nederland ee Garowe


03/08/2025

Halkan Uga Yeedh Sxpkaa Hambalyada xafladda qalin-jebinta dufcadda 2aad ee PIMAT College

----
🗓️ 5 August.2025
📍 Xarunta Kaalo Nederland ee Garowe


03/08/2025

Laba Maalin ayaa ka hadhay qabsoomidda xafladda qalin-jebinta dufcadda 2aad ee PIMAT College .

----
🗓️ 5 August.2025
📍 Xarunta Kaalo Nederland ee Garowe


Want your school to be the top-listed School/college in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Halgan
Garowe

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00