Hilaal College

Hilaal College H.C. is a private health and technology college based in Garowe, Puntland, Somalia.

Machadka Hilaal College Ayaa Xaflad Uqabatay In Kabadan 100 Arday oo Dhammaysay โ€Ž- Computer Basic โ€Ž- First Aid-Journalis...
19/09/2026

Machadka Hilaal College Ayaa Xaflad Uqabatay In Kabadan 100 Arday oo Dhammaysay
โ€Ž- Computer Basic
โ€Ž- First Aid
-Journalism

๐ŸŽจ Tababarka Multimedia ee Hilaal College  Ku baro xirfadaha ugu muhiimsan ee halโ€‘abuurka casriga ah:  - Adobe Photoshop ...
16/08/2026

๐ŸŽจ Tababarka Multimedia ee Hilaal College
Ku baro xirfadaha ugu muhiimsan ee halโ€‘abuurka casriga ah:
- Adobe Photoshop (Ps) โ€“ sawir tafatir xirfad leh
- Adobe Illustrator (Ai) โ€“ naqshadeyn vector iyo logo
- Adobe Indesign (Id) โ€“ buug iyo magazine design
- Adobe Premiere Pro (Pr) โ€“ video editing tayo sare leh
- Camera Training โ€“ xirfadaha sawir qaadista

๐Ÿ‘จโ€๐Ÿซ Waxaa ku baraya Eng. Abdalla Ali Deero, khabiir Multimedia ah.

๐Ÿ“ข Isdiiwaangeli maanta, booskaaga ku xaqiiji!
โ˜Ž๏ธ 907 746 477 | 907 700 778 |906503655|6677621
Ku soobiir:- https://chat.whatsapp.com/LpmTvvSWmaZF69ZQRQtJGj?s=cl&p=a&ilr=4

๐Ÿ’ก Hilaal College โ€“ Learn Today, Be Free Tomorrow

๐ŸŒŸ FURSADDAAN AQOONTA IYO XIRFADDA HA MOOGAN!Ma rabtaa inaad noqoto qof casri ah oo la jaanqaada tiknoolajiyada maanta?Ma...
13/08/2026

๐ŸŒŸ FURSADDAAN AQOONTA IYO XIRFADDA HA MOOGAN!
Ma rabtaa inaad noqoto qof casri ah oo la jaanqaada tiknoolajiyada maanta?
Ma doonaysaa xirfad kuu sahasha shaqo helid iyo horumar waxbarasho?

๐Ÿ‘‰ Xirfaduhu waa tallaabada ugu horreysa ee guushaada!
Ma rabtaa inaad barato xirfad cusub oo kuu horseedi karta shaqo, horumar iyo mustaqbal wanaagsan?
Hilal College waxay kuu diyaarisay koorsooyin tayo leh oo leh qiimo jaban oo qof walba awoodi karo.

๐Ÿ“š XIRFADAHA AAN BIXINAYNO:
1.๐Ÿ’ป Computer Basic
2.Auxiliary Nursing
3.๐Ÿ—ฃ๏ธ English Communication
4.๐ŸŽ™๏ธ Journalism
5.๐ŸŽฌ Multimedia
6.๐Ÿงฎ Computerised Accounting

๐ŸŒŸ Maxaad ka faaโ€™iidaysaa?
1. Waxbarasho fudud oo casri ah
2. Fursado shaqo oo badan
3.Kalsooni aad ku isticmaasho teknoolajiyada

๐Ÿ”ฅ HA SUGIN! ISDIIWAANGELINTU WAY FURAN TAHAY!
Waxbarashadu waa furaha mustaqbalka.
Maanta bilow xirfaddaada, berri ka faaโ€™iidayso! ๐Ÿš€
๐Ÿ“ Xarunta: Hilal College โ€“ Wadaada Shaariqa
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir: โ˜Ž๏ธ 6901030๐Ÿ“ฑ 9066 77621๐Ÿ“ฑ 906 503 655
๐Ÿ’™ Link gaan kaga mid noqo: https://forms.gle/hke66H7nXoYGFHQz7
๐Ÿ’™ HILAL COLLEGE
โ€œFursaddaada mustaqbalka maanta bilow!โ€

๐Ÿ“ข La wadaag qof aad u malaynayso inuu koorsooyinkan ka faaโ€™iidaysan karo.

HILAAL COLLEGE โ€“ OGEYSIIS MUHIIM AH!  ๐Ÿ“š Koorso Cusub oo Xisaabta Aasaasiga Ah ayaa hadda diyaar ah!  Baro xisaabta si fu...
05/07/2026

HILAAL COLLEGE โ€“ OGEYSIIS MUHIIM AH!
๐Ÿ“š Koorso Cusub oo Xisaabta Aasaasiga Ah ayaa hadda diyaar ah!
Baro xisaabta si fudud, faham tirooyinka, aljebra, cabiraadaha, joomatari, tirakoobka iyo itiimaalka (probability).

๐Ÿ‘จโ€๐Ÿซ Macallinka: Mr. Daheeye โ€“ Khabiir Xisaabeed oo leh 12 sano oo waayo-aragnimo ah.
๐Ÿ“ Goobta: Garowe, Waddada Shaariqa (Agagaarka Garoonka Sansiiro).
๐Ÿ’ต Qiimaha: $6 bishii oo keliya!
๐Ÿ“ž La xiriir: 907732637

๐Ÿ’ก Hal-ku-dhig: โ€œSoosaarista jiil cusub oo ku hubaysan aqoon xisaabeed.โ€
โœ… Iska diiwaangeli maanta โ€“ Mustaqbalkaaga dhiso!

โ€œXisaab waa furaha guusha โ€“ ha seegin fursaddan!โ€


04/07/2026

โœจ Baro Computer Basic Skills โ€“ Fursad Dahabi ah! โœจ
Waxbarasho 100% bilaash ah oo leh scholarship buuxa!
Kaliya waxaad bixinaysaa diiwaangalinta
โณ Mudada: 3 bilood (20 May 2026)
๐Ÿ•˜ Shifts: Subax & Galab
๐ŸŽ“ Shahaado rasmi ah kadib dhamaystirka
๐Ÿ“Œ Kaliya 50 arday ayaa heli doonaa โ€“ ku soo biir hadda!

๐Ÿ‘‰ Isdiiwaangeli maanta si aad u hesho xirfado muhiim ah oo kaa caawin doona mustaqbal ifaya.

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah kala xiriir: +252 907 746 477 / +252 906 677 621
Hilaal College

H.C. is a private health and technology college based in Garowe, Puntland, Somalia.

13/06/2026

Diploma of Digital Journalism - Half Scholaship

Kala xiriir: 0907746477, 0907532958.
Hilaal College, Wadada Shaariqa aaga Hotel Gaadayare

๐ŸŽค Caweyska Hilaal: Fanka Fagaare ka Hadalka ๐ŸŽคMa rabtaa inaad barato sida hadalkaaga u noqdo mid kalsooni leh, soo jiidas...
10/06/2026

๐ŸŽค Caweyska Hilaal: Fanka Fagaare ka Hadalka ๐ŸŽค

Ma rabtaa inaad barato sida hadalkaaga u noqdo mid kalsooni leh, soo jiidasho leh, oo saameyn ku yeesha bulshada?
Ku soo biir Hilaal College โ€“ Garowe habeenka 12/06, 6:30pm (makhribnimo) si aad uga faaโ€™iidaysato casharro iyo tababarro ku saabsan:

โœ… Macnaha hadalka dadweynaha iyo kaalintiisa noloshaada.
โœ… Habka diyaarinta khudbad โ€“ cilmi baaris, qoraal, iyo tababar.
โœ… Xirfadaha gudbinta hadalka โ€“ cod, xawaaraha, qaab-istaaga, iyo indho la xiriir.
โœ… Ka gudubka cabsi iyo khaladaadka caamka ah si aad u noqoto khudbadeeye kalsooni leh.

๐ŸŽค Waxaa goobta ka hadli doona khubaro iyo dhalinyaro dhiirrigelin leh.

๐Ÿ“ Goobta: barxadda Hilaal

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah kala xiriir: 907746477 / 906503655

Ha seegin fursaddan! Ku soo biir oo ka mid noqo dhalinyarada ku hogaaminaya bulshada hadal iyo hal-abuur.

Wargelin muhiim ah Machadka Hilaal College Garoowe Wuxuu bilaabayaa Diploma of Digital Journalism oo ah Koorso muhiim ah...
07/06/2026

Wargelin muhiim ah

Machadka Hilaal College Garoowe Wuxuu bilaabayaa Diploma of Digital Journalism oo ah Koorso muhiim ah.

Koorsada waxa ay socon Mudo 2 bilood ah waana Pracical 100%, waana half Scholarship $25 Totalka labada bilood ba.

Koorsada Waxaa lagu baran
1. Sharuucda saaxaafada
2. Barashada Video Editing ka
3. Tababarka Camerada
4. Sawir Qurxinta

Waqtiyada xiisadaha Waa Axada, Isniinta iyo Talaadada Bacdal maqrib 6:00 Pm ilaa 8:00 Pm iyo Aroortii.

Ka faaโ€™idaysi wacan Kala xiriir Ustaad Axmed 0907532958 / 0907746477

Maamulka iyo macallimiinta machadka Hilaal College waxay u hambalyo iyo duco u dirayaan ardada maanta u fariisatay imtix...
30/05/2026

Maamulka iyo macallimiinta machadka Hilaal College waxay u hambalyo iyo duco u dirayaan ardada maanta u fariisatay imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8aad iyo fasalka F4.

Waxaad ka gudbaysaan marxalad iyo ka miro dhalin aad muddo soowadeen imtaxaanka alle haydiin fududeeyo kuwa guulaysta oo cilmiga ay baranayaan ka sii guul gaara rabbi haydin ka yeelo.



๐ŸŽ“ Hilaal College โ€“ Computer Basic Skills Course ๐ŸŽ“  Waxaan idiin soo bandhigaynaa koorso muhiim ah oo ku baraysa xirfadah...
12/05/2026

๐ŸŽ“ Hilaal College โ€“ Computer Basic Skills Course ๐ŸŽ“
Waxaan idiin soo bandhigaynaa koorso muhiim ah oo ku baraysa xirfadaha aasaasiga ah ee kombuyuutarka, si aad ugu diyaar garowdo mustaqbalka shaqo iyo waxbarasho!

๐Ÿ’ป Waxaad baran doontaa:
- Typing Skills
- Microsoft Windows
- Microsoft Word
- Microsoft Excel
- Microsoft Access
- Microsoft PowerPoint

๐Ÿ“… Taariikhda: 20 May 2026
โฐ Shifts: Subax & Galab
๐Ÿ“œ Muddada: 3 bilood + Shahaado dhammaadka

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir: โ€Ž+252907746477 | โ€Ž+252906677621

โœจ Hilaal College โ€“ Building Your Future Today! โœจ

Address

30th Street Next Bosaso University
Garowe
252

Opening Hours

Monday 05:30 - 21:00
Tuesday 05:30 - 21:00
Wednesday 05:30 - 21:00
Thursday 05:30 - 21:00
Friday 15:45 - 20:00
Saturday 05:00 - 21:00
Sunday 05:00 - 21:00

Telephone

+252907746477

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hilaal College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Hilaal College:

Shortcuts

Share