24/11/2025
๐๐๐ ๐ฆ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐ง๐ ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ก-๐ค๐?
Barashada luqadda English-ka waa mid ka mid ah xirfadaha ugu muhiimsan ee nolosha casriga ah. Haddii aan barano, waxay inoo fureysaa albaabo badan oo horumar, sida:
๐น In aan si fiican u fahanno internet-ka iyo teknoolojiyadda
๐น In aan shaqooyin badan u tartami karno
๐น In aan helno waxbarasho heer caalami ah
๐น In aan la xiriiri karno dad caalamka dhan ka yimid
๐Barashada English-ku waa furaha mustaqbal fiican!
Soo dhawadda!
Halkan waxaan si joogto ah idiinku la wadaagi doonaa casharro fudud oo kaa caawinaya inaad horumar ka sameyso luqadda English-ka. La soco boggan, la wadaag saaxiibadaa, hana ka harin!
Learn English - EnglishClass101.com BBC Learning English English Teachers Worldwide