Ardaa aqooneedka Dhaqan-dhowr

Ardaa aqooneedka Dhaqan-dhowr Ardaa aqoonedkan waxa loogu talagalay in lagu soo Barbaariyo Aqoonyahan si ay Bulshadooda u gacanqabtaan.

14/06/2023
14/06/2023

Ardaa Aqooneedka Dhaqan Dhawr (2)
المخيم الصيفي الثاني لطلاب الثانوية.
Nasiib uyeelo inaad ka mid noqotid ka faa'idaystayaasha.

08/03/2023

ciyaarta Kursi ku wareegga , Ardayda Ardaa aqooneedka Dhaqan-dhowr iyo Dr khadar xasan Axmed

08/03/2023

Ciyaarta Kursi ku wareegga , Ardayda Ardaa aqooneedka Dhaqan-dhowr 1 iyo Dr KHadar Xasan Axmed.

beerta 22aad-garowe

22/09/2022

06/09/2022

الطالب: عبدالرحمن عبدالعزيز علي كان من طلاب المخيم الصيفي الأول .
C/raxmaan C/casiis Cali ugaas oo cod Macaan Ku akhrinaya Quraanka Kariimkaa Wuxuu kamid yahay Ardayda sannadka ka baxday Ardaa Aqooneedka Dhaqan Dhawr 1 2022

Ardaa aqooneedka dhaqan dhawr
10/08/2022

Ardaa aqooneedka dhaqan dhawr

04/08/2022


04/08/2022


Muuqaal Soo koobaya Shaqooyinkii & Hab-dhaqankii Ardayda Ardaa Aqooneed ka Dhaqan dhawr (1) Ee lagu Soo gabagabeeyey Garoowe.

Sawiro-3 : Abaalmarinta & Shahaado-siinta Ardayda Ardaa Aqooneedka.Xafladda Xiritaanka Ardaa aqooneedka Dhaqan-dhowr [1]...
04/08/2022

Sawiro-3 : Abaalmarinta & Shahaado-siinta Ardayda Ardaa Aqooneedka.

Xafladda Xiritaanka Ardaa aqooneedka Dhaqan-dhowr [1]

Address

Alxikma School
Garowe
090

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ardaa aqooneedka Dhaqan-dhowr posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share