16/08/2026
TACSI TIIRAANYO LEH
انالله وإنا إليه راجعون ، إن لله ماأخذ وله ما أعطى وكل شيء عند بأجل مسمّى فلنصبر ولنحتسب
Macallimiinta, Waalidiinta, Ardada iyo dhammaan bahda hormuud waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ilmo daahir seed iyo ilmo cabdullaahi daahir seed geerida ku timid Aabbe cabdullaahi daahir seed oo Burtinle ku gaariyoodey
Waxaan Alle uga baryaynaa marxuumka inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo, qabrigiisana u waasiciyo, ehelkii, qaraabadii iyo dhammaan qoyskii uu ka baxdayna uu ka siiyo samir iyo iimaan. Gaar ahaan maama dahabo daahir seed iyo Macalim Axmed cabdullaahi daahir seed