Galaysane Academy

Galaysane Academy Welcome Galaysane Academy
(Home of Skills and Technology) The courses we offer include
1. E-commerce and Digital Marketing
2. Social Media Marketing
3.

cryptocurrency
4. Public speaking

booqo website keenna๐Ÿ‘Ž https://galaysaneacademy.com Tacab la'aan,Taraag la'aan ku adeego

03/09/2026

๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐——๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต: ๐—ธ๐—ฒ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐˜†!
โœ…E-commerce and Social Media marketing Courseโœ…
-----------------------------------
โœ…Galaysane Academy waxay idiin diyaarisay Courseka E-commerce and Social media marketing Oo aad ku barandoonto Website yada ugu Waawayn Ee Laga Tukaamaysto Sida .
โœ…alibaba
โœ…shein
Course kani wuxuu kaa caawinayaa inaad yeelatid xirfad dhammaystiran, taas oo awood kuu siineysa inaad Alaab Ka keento China.
Sidoo kale waxay koorsada ku baranaysaa ๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐Œ๐ž๐๐ข๐š ๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ๐ข๐ง๐ 
Qaybtan waxay kaa caawinayaa inaad yeelatid xirfad dhammaystiran, taas oo awood kuu siineysa inaad la shaqeyn kartid xarumaha/ganacsiyada kala duwan, ๐ฌ๐ข๐๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ฒ๐š๐๐š, ๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ๐ข๐ง๐  ๐€๐ ๐ž๐ง๐œ๐ข๐ž๐ฌ, ๐Ž๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ž ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ๐ž๐ฌ, ๐„๐๐ฎ๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ
Haddii aad xifaddan barato waxaad kasamayn kartaa profit/Dhaqaale aad ufiican.o
Waa xirfad uu u baahanyahay maanta Ganacsi-kasta iyo Company-kasta oo
shaqaynayaa.
Register Now ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡!!
Hadii aad diyaar tahay nagala sooxiriir whatsappkan
https://wa.me/252905030244

Booqo website-keenna galaysaneacademy.com

03/09/2026

๐Ÿ”ฅ Xirfadda Fagaare Ka Hadalka โ€“ Sidee Loo Noqdaa Qof Codkar?
๐Ÿš€ Fursad Dahabi ah!
Waxaan furaynaa Koorso Public Speaking ah oo kaa caawin doonta:
โœ… Kalsoonida nafta
โœ… Habka hadalka saxda ah
โœ… Xakamaynta cabsi fagaare
โœ… Sida loo noqdo qof saameyn leh
๐Ÿ‘ฅ Tirada Ardayda: Keliya 50 arday

Hadii aad doonayso inaad ka faaidaysato fursadan, oo aad diyaar tahay nagala sooxiriir whatsappkan
๐Ÿ‘‡
https://wa.me/252905030244 ama booqo
Website: Galaysaneacademy.com

02/09/2026

๐—–๐—ฟ๐˜†๐—ฝ๐˜๐—ผ๐—ฐ๐˜‚๐—ฟ๐—ฟ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐˜† ๐—ฐ๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐—น๐—ฒ๐˜๐—ฒ ๐—ฐ๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ-๐—”๐—ณ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ

Ma rabtaa inaad fahanto sida Cryptocurrency u shaqeyso iyo sida dadka qaar uga faaโ€™iidaystaan?
Koorsadan waxaad ku baran doontaa: โ€ข bilow illa dhamaad Cryptocurrency
โ€ข Sida loo isticmaalo Wallet
โ€ข Trading-ka aasaasiga ah
โ€ข Sida looga fogaado khiyaanada
โ€ข Sida loo maalgashado

Casharrada oo dhan waa Af-Soomaali si fudud loo fahmi karo.

๐Ÿ“ฉ whatsappkan hoose kasoo dalbo coureska๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://wa.me/252905030244
Booqo website keenna oo xulo koorsadaad jeceshahay galaysaneacademy.com

โš ๏ธ Fiiro gaar ah: Crypto waa suuq leh khatar. Koorsooyinkaan waa waxbarasho kaliya, mana aha talo maalgashi.

๐—–๐—ฟ๐˜†๐—ฝ๐˜๐—ผ๐—ฐ๐˜‚๐—ฟ๐—ฟ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐˜† ๐—ฐ๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐—น๐—ฒ๐˜๐—ฒ ๐—ฐ๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ-๐—”๐—ณ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถMa rabtaa inaad fahanto sida Cryptocurrency u shaqeyso iyo sida dadka qaar uga f...
28/08/2026

๐—–๐—ฟ๐˜†๐—ฝ๐˜๐—ผ๐—ฐ๐˜‚๐—ฟ๐—ฟ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐˜† ๐—ฐ๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐—น๐—ฒ๐˜๐—ฒ ๐—ฐ๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ-๐—”๐—ณ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ

Ma rabtaa inaad fahanto sida Cryptocurrency u shaqeyso iyo sida dadka qaar uga faaโ€™iidaystaan?
Koorsadan waxaad ku baran doontaa: โ€ข bilow illa dhamaad Cryptocurrency
โ€ข Sida loo isticmaalo Wallet
โ€ข Trading-ka aasaasiga ah
โ€ข Sida looga fogaado khiyaanada

Casharrada oo dhan waa Af-Soomaali si fudud loo fahmi karo.

๐Ÿ“ฉ whatsappkan hoose kasoo dalbo coureska๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://wa.me/252905030244
Booqo website keenna oo xulo koorsadaad jeceshahay galaysaneacademy.com

โš ๏ธ Fiiro gaar ah: Crypto waa suuq leh khatar. Koorsooyinkaan waa waxbarasho kaliya, mana aha talo maalgashi.

15/08/2026

๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐——๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต: ๐—ธ๐—ฒ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐˜†!
โœ…E-commerce and Social Media marketing Courseโœ…
-----------------------------------
โœ…Galaysane Academy waxay idiin diyaarisay Courseka E-commerce and Social media marketing Oo aad ku barandoonto Website yada ugu Waawayn Ee Laga Tukaamaysto Sida .
โœ…alibaba
โœ…shein
Course kani wuxuu kaa caawinayaa inaad yeelatid xirfad dhammaystiran, taas oo awood kuu siineysa inaad Alaab Ka keento China.
Sidoo kale waxay koorsada ku baranaysaa ๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐Œ๐ž๐๐ข๐š ๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ๐ข๐ง๐ 
Qaybtan waxay kaa caawinayaa inaad yeelatid xirfad dhammaystiran, taas oo awood kuu siineysa inaad la shaqeyn kartid xarumaha/ganacsiyada kala duwan, ๐ฌ๐ข๐๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ฒ๐š๐๐š, ๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ๐ข๐ง๐  ๐€๐ ๐ž๐ง๐œ๐ข๐ž๐ฌ, ๐Ž๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ž ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ๐ž๐ฌ, ๐„๐๐ฎ๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ
Haddii aad xifaddan barato waxaad kasamayn kartaa profit/Dhaqaale aad ufiican.
Waa xirfad uu u baahanyahay maanta Ganacsi-kasta iyo Company-kasta oo
shaqaynayaa.
Register Now ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡!!
Hadii aad diyaar tahay nagala sooxiriir whatsappkan
https://wa.me/252905030244

Booqo website-keenna galaysaneacademy.com

12/08/2026

๐˜ฝ๐˜ผ๐™๐™Š ๐™“๐™„๐™๐™๐˜ผ๐˜ฟ๐˜ผ (๐™Ž๐™Š๐˜พ๐™„๐˜ผ๐™‡ ๐™ˆ๐™€๐˜ฟ๐™„๐˜ผ ๐™ˆ๐˜ผ๐™๐™†๐™€๐™๐™„๐™‰๐™‚) 2026

๐™Š๐™ค ๐™–๐™ ๐™“๐™žr๐™›๐™–๐™™๐™– ๐™ช๐™œ๐™ช ๐™ข๐™ช๐™๐™ž๐™ž๐™ข ๐™Œ๐™–๐™ง๐™ฃ๐™ž๐™œ๐™– 21-๐™–๐™–๐™™.

Waxaan kuu diyaariney Xirfad Cusub oo aan si heer sare ah u duubney oo lagu baranayo SUUQ-GEYNTA BARAHA BULSHADA (SOCIAL MEDIA MARKETING)
Koorsadan waxaan kusoo goobney balaad-foomyada ugu muhiimsan Baraha Bulsha sida
1. ๐—ฆ๐˜‚๐˜‚๐—พ-๐—ด๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ธ๐—ฎ (facebook marketing)
2. ๐—ฆ๐˜‚๐˜‚๐—พ-๐—ด๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—œ๐—ป๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ (Instagram Marketing)
3. ๐—ฆ๐˜‚๐˜‚๐—พ-๐—ด๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—”๐—ฝ๐—ฝ-๐—ธ๐—ฎ ๐—ด๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ (WhatsApp Business Marketing)
4. ๐—ฆ๐˜‚๐˜‚๐—พ-๐—ด๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ง๐—ถ๐—ธ๐˜๐—ผ๐—ธ (Tiktok Marketing)

Ardaygu markuu dhameeyo wuxuu helayaa Shahaado cadaynaysa wuxuu barto.

Ardayga baranaya Koorsadan waxaa laga doonayaa
1. Diwaangelin, koorsaduna waa free
Wuxuu ardaygu helyaa talo bixin joogta ah iyo suaalaha casharka oo 24 saac looga jawaabayo.
Hadii aad danaynayso WhatsAppkan nagala sooxiriir๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://wa.me/252905030244

7 talaabo oo aad ku hubin karto shirkada ka hor inta aadan Alibaba wax ka iibsan๐ŸฅฐGalaysane Academy home of Skills and Te...
15/07/2026

7 talaabo oo aad ku hubin karto shirkada
ka hor inta aadan Alibaba wax ka iibsan๐Ÿฅฐ
Galaysane Academy home of Skills and Technology

Wax baro intaadan wax dalban

Booqo schoolkeenna https://galaysaneacademy.com

Address

Garowe
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galaysane Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Galaysane Academy:

Shortcuts

Share

Category