Ifiye primary and intermediate School
Ifiye Primary And Intermediate School
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ifiye Primary And Intermediate School, School, Garowe.
12/04/2024
OGEYSIIS DHAMMAAN ARDAYDA IYO WAALIDDIINTA WAXAA LAGU WARGELINAYAA IN DUGSIGU DIB U FURMAYO CASHARADUNA BILAAMAYAAN HADDII ALLAAH IDMO MAALINTA SABTIDA AH TAARIIKHDU TAHAY 13-04-2024.
Ifiye primary and intermediate School
09/04/2024
CIID MUBAARAK.
Dhammaan Ummadaha Muslimiinta ah gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa farxadda Ciidul Fidri.
Waxaan Alle ka baryeynaa in ciiddan teeda xigta uu innagu gaarsiiyo nabad iyo caafimaad.
Maamulka Skulka Ifiye primary and intermediate School wuxuu si gaar ah hambalyo u leeyahay , macallimiinta, waaliddiinta iyo ardayda Skulka guud ahaan farxadda Ciidda awgeed.
كل عام وانتم بخير.
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال.
05/03/2024
05/03/2024
5/3/2024
Tuesday Ifiye primary and intermediate School
12/12/2023
December 12/12/2023 Ifiye primary and intermediate School
Saturday 9/12/2023
Ifiye primary and intermediate School
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Garowe
23/09/2024
05/03/2024