Xalane professional College

Xalane professional College We empower students and professionals with the skills they need to excel in their careers.

X P C is the only institution in Somalia offering both academic programs and internationally recognized training in humanitarian work, management, and healthcare.

Sheeg Sanadkii La aas Aasay Macadka Xalane ? Ogow Tariikhda Macadkaga.
22/08/2026

Sheeg Sanadkii La aas Aasay Macadka Xalane ?

Ogow Tariikhda Macadkaga.

Waa laga gudbay xilligii aad safar u Gali  jirtay  goob waxbarasho.Goob kasta iyo goor kasta, adigoo jooga gurigaaga ama...
18/07/2026

Waa laga gudbay xilligii aad safar u Gali jirtay goob waxbarasho.

Goob kasta iyo goor kasta, adigoo jooga gurigaaga ama xafiiskaaga, Xalane Professional College ayaa kuu heegan ah.

Nala soo Xariir hada : 0904083109

Caawa , waxaa si guul leh noogu soo gabagaboobay tababarkii Refugee Protection and Humanitarian Assistance, oo uu soo je...
03/07/2026

Caawa , waxaa si guul leh noogu soo gabagaboobay tababarkii Refugee Protection and Humanitarian Assistance, oo uu soo jeediyey Ustaad Faisal Araale.

Caawa waxaan ku barannay faham qoto dheer oo ku saabsan ilaalinta qaxootiga, kaalinta gargaarka bani’aadannimo, shuruucda caalamiga ah ee ilaaliya qaxootiga, xuquuqdooda aasaasiga ah, iyo caqabadaha ay la kulmaan dadka barakacay. Waxaan sidoo kale fahannay doorka hay’adaha bani’aadannimada, muhiimadda ilaalinta carruurta iyo haweenka, iyo sida iskaashigu u xoojin karo ka jawaabidda xaaladaha bani’aadannimo.

Waxaan uga mahadcelinaynaa Ustaad Faisal Araale waqtigiisa, aqoontiisa iyo khibraddii uu nala wadaagay, taas oo wax badan ku kordhisay fahamkeenna.

Sidoo kale, bahda Machadka Xalane, oo si mutadawacnimo ah u qabta tababaro bille ah oo lagu horumarinayo aqoonta, xirfadaha iyo hoggaaminta dhallinyarada, isla markaana u diyaariya fursado ay bulshada ugu adeegaan si hufan.

Ugu dambayn, aqoonta aan caawa kororsannay waxay noqon doontaa saldhig aan ku sii kobcinno xirfaddeenna iyo kaalinta aan kaga qayb qaadan karno adeegga bulshada iyo howlaha bani’aadannimada.

Xalane college.

Ogeysiin Laga bilaabo caawa, Macadka Xalane wuxuu idiin soo kordhiyey hab cusub oo aad noogula soo xiriiri kartaan Whats...
30/06/2026

Ogeysiin Laga bilaabo caawa, Macadka Xalane wuxuu idiin soo kordhiyey hab cusub oo aad noogula soo xiriiri kartaan WhatsApp.

Hadda uma baahnid inaad raadiso lambarkeenna telefoonka. Kaliya ku qor qaybta Search ee WhatsApp, waxaadna si toos ah ula xiriiri kartaa Qaybta Custumer care ka ee Macadka Xalane.

Tani waa adeeg casri ah oo loogu talagalay in bulshada loogu fududeeyo helitaanka xogta iyo la xiriirka macadka si degdeg ah oo sahlan.

Waa tallaabo horumarineed oo ay bulshada u hirgeliyeen howl-wadeennada Xalane Professional College.

Xalane Professional College

INTERNATIONAL HUMANITARIAN WORKSHOP🎓 Refugee Protection and Humanitarian Assistance🎤 Presenter:Eng. Faisal AraleEducatio...
25/06/2026

INTERNATIONAL HUMANITARIAN WORKSHOP

🎓 Refugee Protection and Humanitarian Assistance

🎤 Presenter:
Eng. Faisal Arale
Education and Child Protection Assistant, UNICEF/UNV

🧑‍💼 Host & Organizer:
Dr. Ayuub Xalane
CEO, Xalane Professional College

📅 Date: 03 July 2026
⏰ Time: 8:00 PM (EAT)
📍 Platform: Google Meet

💡 Free Participation
📜 E-Certificate Upon Completion

📲 Join WhatsApp Group:
https://chat.whatsapp.com/CKsCqxgDazjCCFvC08UGEc?s=cl&p=i&mlu=3&amv=2

🌍 Expand your knowledge in refugee protection and humanitarian action. Register today!

Happy midwife day
06/05/2026

Happy midwife day

Maamulka Macadka Xalane Professional College waxay hambalyo iyo duco u dirayaan Guddiga Tacliinta Sare ee Dowladda Puntl...
19/04/2026

Maamulka Macadka Xalane Professional College waxay hambalyo iyo duco u dirayaan Guddiga Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland ee uu magacaabay Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni.

Maamulka Macadku waxay ku hambalyeynayaan guddiga cusub xilka iyo kalsoonida loo igmaday, iyagoo rajeynaya in ay si hufan oo daacadnimo leh u gutaan waajibaadka qaran ee loo xilsaaray, isla markaana ay ka shaqeeyaan horumarinta iyo tayeynta tacliinta sare ee Puntland.

Waxaan Alle uga baryeynaa in uu ku garab galo gudashada masuuliyadda loo dhiibay.

Xalane Professional College .

Caawa Oo Ay Tariikhdu  Tahay 16-ka April 2026, Macadka Xalane Professional College Oo Kaa shanaya Bahda  Australian Punt...
16/04/2026

Caawa Oo Ay Tariikhdu Tahay 16-ka April 2026, Macadka Xalane Professional College Oo Kaa shanaya Bahda Australian Puntland Diaspora Forum Inc. waxa uu Soo Gaba gabeeyey Season Two tababarkii ku saabsanaa fursadaha UN Volunteers (UNV) iyo koorsooyinka bilaashka ah ee UNDP/Coursera (FutureSkills4All).

Tababarkan waxa uu qayb ka yahay dadaallada Macadka Xalane ee horumarinta xirfadaha dhalinyarada iyo u diyaarintooda fursadaha caalamiga ah.

Inta uu socday tababarka, waxaa si gaar ah diiradda loo saaray dhinaca practicalka iyadoo Si Toos Ah Loo Xaraynay Step by step Fursada UNDP/Coursera (FutureSkills4All).

Tababarkan waxa uu ka mid yahay dadaallada joogtada ah ee Macadka Xalane uu ugu jiro horumarinta xirfadaha dhalinyarada Soomaaliyeed iyo kor u qaadidda ka qaybgalka ay ku leeyihiin fursadaha caalamiga ah iyo arrimaha bani’aadannimada.

Gunaanad:
Maamulka Macadka Xalane Professional College waxa uu u mahadcelinayaa Mohamed Khalif Farah oo Aqoontiisa Ugu Deeqay Dhalinyarada Somaliyeed iyo dhammaan ka qaybgalayaashii ka faa’iidaystay.

MAHADSANIDIIN
Xalane Professional College
Hoyga Aqoonta, Hal-abuurka iyo Fursadaha Mustaqbalka.

📞 0904083109
📧 [email protected]

Becoming a UN Volunteer : Accessing UNDP Development  And  Online Learning Opportunities🎓 Presenter:Eng. Mohamed Khalif ...
11/04/2026

Becoming a UN Volunteer : Accessing UNDP Development And Online Learning Opportunities

🎓 Presenter:
Eng. Mohamed Khalif Farah
• Coursera Ambassador – Somalia
• Certified Google IT Support Specialist
• Certified Google Project Management Professional
• UN Volunteer Certified
⁠

🧑‍💼 Host & Organizer:
Dr. Ayub Xalane – Host
CEO And Founder ,Xalane Professional College

🧭 Key Workshop Topics:

1. Becoming a UN Volunteer (UNV): Learn the step-by-step application process, explore the UNV talent pool, and understand the different types of volunteer assignments.
2. UNDP Opportunities: Discover how UN Volunteers contribute to UNDP’s mission and development programs worldwide.
3. Funded Online Learning: Explore free and funded courses available through the UNDP Arab States partnership with Coursera (FutureSkills4All initiative).
💡 Participation: Free
📜 Certificate: Available.

📅 Date: Thursday, 16 April 2026
⏰ Time: 8:00 PM EAT
📍 Venue: online- Google Meeting

👉 Join the Group to access the training:
🔗 https://chat.whatsapp.com/IGik3uFli2QLv8cLL4zb3r?mode=gi_t

Barnaamijka Aspire Leaders Program ee sanadka 2026 ayaa hadda furan. waa fursad aad ku dhisayso mustaqbalkaaga, kuna bar...
04/01/2026

Barnaamijka Aspire Leaders Program ee sanadka 2026 ayaa hadda furan. waa fursad aad ku dhisayso mustaqbalkaaga, kuna baranayso hoggaaminta casriga ah.

Waxa ugu weyn Uu diiradda saarayo dhalinyarada ka soo jeeda qoysaska dakhligoodu hooseeyo in Haddii aad dareemayso inay kugu adag tahay inaad gaarto heerar caalami ah, ( Shahaadooyin Caalami ah Aad Hesho Oo Kor U qaado CV Iyo Personal Skills kaaga) barnaamijkan adigaa lugu talagalay, ujeedkooduna waa inay dhalinyarada dunida soo koraysa siiyaan fursad ay ku noqdaan hoggaamiyeyaal.

Shuruudaha:
• Inaad jirto 18 ilaa 29 sano.
• Inaad tahay arday jaamacadeed ama qalin-jabiyay.

Ma jirto wax lacag ah oo lagaa rabo, waa 100% Free.

Link gaan ka Kaxarayso: https://engage.aspireleaders.org

Codsigu wuxuu xirmayaa bishaan January 22, 2026.

Address

Garowe

Telephone

+252907586325

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xalane professional College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share