Dugsiga daarul ummah

Dugsiga daarul ummah halakan waxa aad ka baranaysaa qur aanka kariimka ah ,baro oo xifdi adiga oo gurigaaga jooga jooga.

09/02/2025
Dugsiga daarul ummah waxa uu ardayda, macalimiinta, waalidiinta iyo  hawl wadeenadda dugsiga udirayaa hambalyadda ciidul...
09/04/2024

Dugsiga daarul ummah waxa uu ardayda, macalimiinta, waalidiinta iyo hawl wadeenadda dugsiga udirayaa hambalyadda ciidul fitriga farxad kula ciida ehelkiina iyo asxaabtiina .

907 491 717

Bishaaro ,bishaaro .Ma jeceshahay in aad baratid tafsiirka qur'aanka kariimka ah  bisha ramadaan , dugsigu waxa uu qaada...
09/03/2024

Bishaaro ,bishaaro .

Ma jeceshahay in aad baratid tafsiirka qur'aanka kariimka ah bisha ramadaan , dugsigu waxa uu qaadanayaa barashada tafsiirka qur aanka arday cusub oo kooban lalana dadaali doono insha allaah , ardayga waxaa lasii doonaa shahaado cadaynaysa in uu bartay tafsiirka qur aanka kariimka ah , saddexdii juz walbaba , 10 arday ee ugu horeeya ee is diwaangeliya waxa ay leeyihiin qiimo dhimis .

Wixii faah-faahin ah numberkaan hoose nagala soo xiriir.

907 491 717 .

08/03/2024

Masha allaah|| jumca kariim|| dhageyso aayaddo ka mid ah qur aanka kariimka ah.

21/02/2024

Kusoo dhawoow Dugsiga daarul ummah ee barashada qur'aanka kariimka ah, dugsigu waxa uu qaadanayaa arday cusub bishaan fadlan horay ugaar dugsiga ardayda la qaadanayo waa arday kooban

F.G: muuqaalkaan waa arday ka mid ah ardayda Dugsiga daarul ummah oo ka baxaya darsigiisa maalinlaha ah.



907 491 717

05/01/2024

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis

Waxaan ogeysiinaynaa Dhamaan bulsho weynta soomaaliyeed ee ku nool Dal iyo dibadba in Dugsiga daarul ummah ee barashada qur'aanka kariimka ah iyo Kutubta diiniga ah .
Uu qaadanayo dufcadii saddexaad ee sanadka cusub haddaba ka faa'ideysi wacan wixii faahfaahin intaa dheer kala xiriir
907 491 717
http://Wa.me/+252907491717

22/08/2023

Waxaa aan ku biirnay tiktok, waxa aad halakan kala socon kartaa ardadeena oo qur'aanka akhrinaysa,inshaa allaah.

Si aad noogu soo biirtid linkigaan hoose ku dhufo.
https://www.tiktok.com/.daarul.um?_t=8f3HB8pa6NB&_r=1

halakan waxa aad ka baranaysaa qur aanka kariimka ah ,baro oo xifdi adiga oo gurigaaga jooga jooga.

18/08/2023

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis

Waxaan ogeysiinaynaa Dhamaan bulsho weynta soomaaliyeed ee ku nool Dal iyo dibadba in Dugsiga daarul ummah ee barashada qur'aanka kariimka ah iyo Kutubta diiniga ah .
Uu qaadanayo dufcadii saddexaad ee sanadka cusub haddaba ka faa'ideysi wacan wixii faahfaahin intaa dheer kala xiriir
907 491 717.

17/08/2023

Aad bay iigu dhadhantaa marka aan isla helo maahmaah soomaaliyeed oo xaqiiqo waaqici ah ku dhisan iyo nas quraan ah oo isla arrintaas lafteeda tilmaamaya.

“Ama buur ahow ama buur ku tiisanow”
Maahmaahdan iyo nuxurka ay xambaarsan tahay maaha mid soomaali ku kooban, laakiin waa mabda’ guun ah oo ilaa quraanku xusay.

Nebi Luud – CS- ayaa ku calaacalay, markii ay xumawadayaashu soo weerareen martidiisii: “Haddaan awood idiin lahaan lahaa ama aan ku tiirsanaan lahaa cid awood leh”

{قَالَ لَوْ أَنَّ لِي بِكُمْ قُوَّةً أَوْ آوِي إِلَىٰ رُكْنٍ شَدِيدٍ} هود: (80)
Dacwaddu haddaanay helin awood gudaha ah oo mabda’ ku taageerta ama tolnimo ku dhinac istaagta, amaba mid debedeed oo waardiyeysa inay hana qaaddaa way adagtahay,
Maahmaahyada Soomaalida waxa ku jira kuwo badan oo aad is odhanayso malaha Quraanka ayaa laga soo dhiraandhiriyey, waase wax fidrada caafimaadka qabta ku yimi, quraankuna waaba asalkii fidrada.
Xasuusin.

W/Q: Dr-Abdulqani Beder

08/08/2023

Address

12
Garowe

Telephone

+254717585929

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga daarul ummah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category