21/09/2026
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Shalay oo taariiskhdu ku beegnayd 20/09/2026 waxaa JBA GAROWE gaar ahaan الكلية العليا لدراسات الاسلامية ku soo dhawaynay fasalka cusub ee sanad daraaseedka 2026/2027
Waxaa soo dhawayntaas usameeyey maamulka sare ee JBA GRWE iyo Guddoonka ururka ardayda ee kulliyadda shareecada
Waxayna ardayda cusub lawadaageen xogta jaamacadda iyo nidaamkeeda waxbarsho iyagoo udardaarmay dadaal iyo wada shaqayn
Sidookle gudoonka ardayda ayaa ayagana lawadaagay xogaha ururka iyo hawlihiisa urur ahaaneed iyagoona u dardaarmay dadaal iyo wada shaqayn.
Sidoo kalena wuxuu ururka si mug iyo miisaan leh uugala shaqayn doona dhan walba ardayda cusub kana caawin doonaa wax walba oo ay u baahdaan
Waxaan leenahy ardayda ku soo dhawaada hoyga cilmiga iyo aqoonta ee JBA GWRE