18/09/2026
๐ธ ๐๐๐๐๐๐๐: ๐๐๐๐๐๐๐๐๐โ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐โ
Waxaa si guul leh u qabsoontay muxaadaradii cinwaankeedu ahaa โ๐๐๐ซ๐๐๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฑ๐๐๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐จ๐จ๐ฅ๐ฆ๐จ๐จ๐งโ, taas oo uu soo jeediyey ๐๐ก. ๐๐๐๐๐ข๐๐๐ญ๐๐๐ฑ ๐๐๐ฃ๐๐.
Muxaadaradu waxay ahayd kulan qiimo badan oo diiradda lagu saaray muhiimadda barbaarinta iyo waxbarista, waxaana ka qayb galay waalidiinta iskuulka.
๐ ๐๐จ๐จ๐๐ญ๐: Xarunta Dhexe ee Dugsiga
๐
๐๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐: Khamiis, 17/09/2026
๐ ๐๐๐ช๐ญ๐ข๐ ๐: 3:30 galabnimo
๐ Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan intii ka qayb qaadatay, gaar ahaan ๐๐ก. ๐๐๐๐๐ข๐๐๐ญ๐๐๐ฑ ๐๐๐ฃ๐๐. iyo waalidiinta sida wanaagsan uga soo qayb gashay.
๐ท Halkan hoose ka daawo sawirradii munaasabadda.