Dugsiga H/Dhexe/Sare ee uusgure

Dugsiga H/Dhexe/Sare ee uusgure Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiga H/Dhexe/Sare ee uusgure, School, Nugal, Garowe.

01/08/2026
Top 10 students in primary school
24/07/2026

Top 10 students in primary school

Hambalyo hambalyo maamulka macallimiinta iyo shaqaalaha kale ee   h/dhexe sare ee uusgure waxay u hambalyeynayaan dhamma...
23/07/2026

Hambalyo hambalyo
maamulka macallimiinta iyo shaqaalaha kale ee h/dhexe sare ee uusgure waxay u hambalyeynayaan dhammaan dugsiga oo ka soo muuqday kaalimada .

22/07/2026

Shaacinta natiijada imtixaanka Fasalka 8aad ee sannad dugsiyeedka 2025-2026.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland waxa ay la socodsiineysaa Guddoomiyeyaasha Waxbarashada heer gobol iyo heer degmo, maamuleyaasha dugsiyada Puntland, macallimiinta iyo waaliddiintaba in barri oo khamiis ah, taariikduna tahay 23-ka bisha Luuliyo 2026, la shaacin doono natiijada imtixaanaaka Fasalka 8aad.

Ardaydu waxa ay natiijadooda ka heli doonaan Mareegaha gaarka ah Imtixaanaadka Puntland ee https://peco.moeplstate.so/.

Sidoo kale, Wasaaraddu waxa ay ardayda ugu diraysaa linkiga natiijada telefoonka waalidka.

Maantay oo ay taariikhdu tahay 02/6/2026 waxa soo afmeermay  imxitaanka    H/dhexe/sare ee uusgure ee ardayda 8aadka dha...
02/06/2026

Maantay oo ay taariikhdu tahay 02/6/2026 waxa soo afmeermay imxitaanka H/dhexe/sare ee uusgure ee ardayda 8aadka dhammaan ardayda waxan urajaynaynaa guul iyo natiijo fiican

02/06/2026

Maantay oo ay taariikhdu tahay 02/6/2026 waxa soo afmeermay imxitaanka H/dhexe/sare ee uusgure ee ardayda 8aadka dhammaan ardayda waxan urajaynaynaa guul iyo natiijo fiican

27/05/2026

hambalyo hambalyo hambalyo
Maamulka dugsiga hoose, dhexe &sare ee uusgure waxa ay hambalyo u dirayaan guud ahaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda waxbarashada, ardayda, macallimiinta, waalidiinta munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo.

Alle waxaan ka baryeynaa in uu ciiddaan teeda kale dhammaanteed nagu gaarsiiyo barwaaqo, amni iyo caafimaad.

CIID MUBAARAK

Maanta oo ay taariikhdu tahay 14/5/2026 waxa si rasmi ah ubilowday imxitaanka   H/dhexe/sare ee uusgure dhammaan ardayda...
14/05/2026

Maanta oo ay taariikhdu tahay 14/5/2026 waxa si rasmi ah ubilowday imxitaanka H/dhexe/sare ee uusgure dhammaan ardayda waxan urajaynaynaa guul iyo natiijo fiican

Ramadaan wanaagsan.
17/02/2026

Ramadaan wanaagsan.

Address

Nugal
Garowe
252

Telephone

+252907718716

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga H/Dhexe/Sare ee uusgure posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share