15/09/2022
Good Afternoon, if you want to attend the upcoming online webinar on Geographic Information System, please fill the below Google form.
Contact information
Free Webinar on Concept of GIS at Brandon Institute of Skills and Technology
14/09/2022
Join us our Free Webinar on “ Concept of GIS” on Sunday afternoon at 2pm EAT. The lecture will be presented by Chetan Praneeth (GIS engineer).
The link of the session will be shared here later.
09/05/2022
Come and join our new CCTV Camera Course📢
01/04/2022
Maamulka iyo hawl-wadeenada Brandon Institute waxay ugu bishaaraynayaan ummadda islaamka ah gaar ahaan reer Somalia Bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Allaha na waafajiyo acmaasha kheyrka ah bishan.
Bisha Ramadaan awgeed machadku wuxuu qiimo dhimis 50% ku sameeyay dhammaan courses-ka kala duwan ee uu bixiyo machadku, waana bishan kaliya haddaba bahda aqoonta jecel waxaan rajeynaynaa inay ka faa’idaystaan fursadaan dahabiga ah.
Mahadsanidiin
Ramadaan Kariim
28/03/2022
Machadka xirfadaha iyo technology-ada wuxuu ugu bishaareynayaa bahda waxbarashada jecel in machadku qiimo dhimis balaadhan ku sameeyey courses-ka bisha ramadaan awgeed. Baro course walba oo hel 50% discount oo noqonaysa inaad bixiso maado walba $15 oo kaliya. Limited seats available!!!!!!!!!
07/03/2022
Join our new class next week and get offers.
27/02/2022
Join today our batches and get offers🌏
25/02/2022
Kusoo dhawooow Machadka Brandon ee xirfadaha iyo tecknology-ada. Machadka wuxuu idiin hayaa Courses muhiim ah sida hoos ka muuqata. Join Our Newly first batches this week and get amazing offers 👈
Stay tune for next upcoming Classes.