Daawad International School

Daawad International School Welcome to Daawad International School. This school is a member of the Iftin Group of Schools found by Prof. Ahmed Ali Ahmed. OUR GOAL IS YOUR FUTURE...

The school is located at Garowe, Puntland - Somalia and is currently operating under the Puntland Ministry of Education.

24/08/2026
Ranked 3rd in English Subject PerformancePuntland Grade 12 National ExaminationAcademic Year 2025โ€“2026
23/08/2026

Ranked 3rd in English Subject Performance

Puntland Grade 12 National Examination
Academic Year 2025โ€“2026

๐ŸŽ“๐ŸŒŸ HAMBALYO IYO BOGAADIN ๐ŸŒŸ๐ŸŽ“Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda Fasalka 4aad ee Dugsiga Sare (Form 4...
23/08/2026

๐ŸŽ“๐ŸŒŸ HAMBALYO IYO BOGAADIN ๐ŸŒŸ๐ŸŽ“
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda Fasalka 4aad ee Dugsiga Sare (Form 4) ee Daawad International School, kuwaas oo si guul leh dhammaantood ugu wada gudbay Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Dowladda Puntland ee sanad-dugsiyeedka 2025โ€“2026.
Guushan qiimaha badan waxay ka tarjumaysaa dadaalkii iyo juhdigii ardayda, taageeradii waalidiinta, iyo hawshii hagista, waxbaridda iyo garab istaagga ee macallimiinta iyo maamulka dugsiga.
Waxaan si gaar ah ugu hambalyeynaynaa ardaydeenna guuleystay, waxaana u rajaynaynaa guul, horumar iyo mustaqbal ifaya. Waxaan ku kalsoonahay in aqoonta iyo akhlaaqda ay ka kororsadeen dugsiga ay u noqon doonaan saldhig ay ku gaaraan himilooyinkooda iyo guulahooda mustaqbalka.
Hambalyo dhammaantiin! ๐ŸŽ‰๐Ÿ‘
Guul iyo horumar aan kala goโ€™ lahayn ayaan idiin rajaynaynaa.

Assalaamu Caleykum Warraxmatullaahi Wabarakaatuh,** ๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’! ** ๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’! ** ๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’! **Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan...
18/07/2026

Assalaamu Caleykum Warraxmatullaahi Wabarakaatuh,

** ๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’! ** ๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’! ** ๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’! **

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan bah-weynta waxbarashada gobolka Nugaal iyo nawaaxigiisa in dugsiga Daawad International School bilaabay diiwaan-gelinta ardayda cusub (2026-2027) maanta oo Sabti ah taariikhdu-na tahay 18-ka bisha Luulyo, 2026.

Dugsigu wuxuu ardayda u qaadanaya dhammaan heerarka kala duwan ee marxaladaha dugsiyada (school-level education) oo kala ah:

- Nursery (Xannaano)
- Lower Primary (Dugsi Hoose)
- Upper Primary (Dugsi Dhexe)
- Secondary (Dugsi Sare)

Diiwaan galintu waxa ay ka socotaa dugsiga qaybtiisa magaalada ku dhex taal ee u dhow Guddoonka waxbarashada Gobalka Nugaal, dhabarka danbe ee Hotel Nugaal.

๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐˜„๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ด ๐—ถ๐˜€๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—น ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ ๐—ฎ๐—ต.

Wixii faah-faahin ah, nagala soo xiriir:

+252-90-6 799 070
+252-90-7 655413
+252-90-7 980049
+252-90-6790480
+252-90-7692044

MAHADSANIDIIN.

๏ผ‘๏ผ—๏ฝ”๏ฝˆ ๏ผช๏ฝ•๏ฝŽ๏ฝ…, ๏ผ’๏ผ๏ผ’๏ผ–Xafladda qalin-bedelashada ardaydii dufcadda 10-aad ee sannadkaan (2026) imtixaanka u fariisatay ee Daawa...
18/06/2026

๏ผ‘๏ผ—๏ฝ”๏ฝˆ ๏ผช๏ฝ•๏ฝŽ๏ฝ…, ๏ผ’๏ผ๏ผ’๏ผ–

Xafladda qalin-bedelashada ardaydii dufcadda 10-aad ee sannadkaan (2026) imtixaanka u fariisatay ee Daawad International School oo si hufan u qabsoontay.

05/06/2026



Kani waa โ„ณโ„ด๐’ฝ๐’ถ๐“‚โ„ฏ๐’น ๐’œ๐’ท๐’น๐’พ๐“‡๐’ถ๐’ฝ๐“‚๐’ถ๐“ƒ ๐’ฒ๐’ถ๐“‡๐“ˆ๐’ถ๐“‚โ„ฏ oo soo koobaya safarkiisii Waxbarasho ee Daawad International School, falsafadda uu nolosha ka haysto iyo hiigsigiisa.

Waxaan u rajaynaynaa โ„ณโ„ด๐’ฝ๐’ถ๐“‚โ„ฏ๐’น iyo dhamaan ardayda ka qalin badalatay dugsigaba mustaqbal wanaagsan, IN SHAA ALLAH.

04/06/2026

A moment worth all jubilation as the Form Four candidates of Daawad International School complete their final exams today.

This is ๐•พ๐–†๐–’๐–Ž๐–—๐–† ๐•ด๐–‡๐–—๐–†๐–๐–Ž๐–’ ๐•ธ๐–”๐–๐–†๐–’๐–Š๐–‰ engaged in a dialogue about her experience in the recently completed national exams.

We wish her and her friends the best of results.

*** OGEYSIIS ***Waxaan bulshada sharafta leh ee danaynaysa in ay awlaadooda ka diiwaan geliyaan dugsiga Daawad, ogeysiin...
31/07/2025

*** OGEYSIIS ***

Waxaan bulshada sharafta leh ee danaynaysa in ay awlaadooda ka diiwaan geliyaan dugsiga Daawad, ogeysiinaynaa in diiwaan gelinta ardayda kal-dugsiyeedka 2025-2026, ka socoto xarunta yar ee dugsiga taas oo ku dhagan xarunta guddoonka waxbarashada gobolka Nugaal.

Wixii faahfaahin dheeraad ah, kala xiriir lambarada hoos ku qoran:

๐Ÿ“ฑ 907-980049
๐Ÿ“ฑ 907-655413
๐Ÿ“ž 846655

MAHADSANIDIIN

***** OGEYSIIS *****Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan waalidiinta iyo ardayda dugsiga Daawad International, in kal waxbarash...
31/07/2025

***** OGEYSIIS *****

Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan waalidiinta iyo ardayda dugsiga Daawad International, in kal waxbarasheedka 2025-2026 uu bilaaban doono 2-da bisha Agoosto, 2025 oo ku beegan Sabtida inagu soo food leh.

Isku soo noqod mira dhal leh ayaan idiin rajaynaynaa dhamaantiin.

BISMILLAAH,All the best to the learners awaiting the primary leaving certificate's examination results and particularly ...
31/07/2025

BISMILLAAH,

All the best to the learners awaiting the primary leaving certificate's examination results and particularly to the candidates of Daawad International School.

Address

Abdirisak Haji Hussein Street
Garowe

Opening Hours

Monday 05:00 - 17:00
Tuesday 05:00 - 17:00
Wednesday 05:00 - 17:00
Thursday 05:00 - 17:00
Saturday 05:00 - 17:00
Sunday 05:00 - 17:00

Telephone

+252907313223

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daawad International School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Daawad International School:

Shortcuts

Share

Category