Al-Xikma Secondary school Growe

Al-Xikma Secondary school Growe Ku soo dhowoow bogga rasmiga ah ee dugsiga hoose, dhexe, sare ee Al-xikma Garoowe.

02/09/2026

"Building a nation Through Education".

24/08/2026

Abukar Awale (Qaad-diid) ayaa maanta dar-daaran ka dhan ah aafada qaadka u jeediyey Ardayda kala duwan er dugsiga. Bahda Al-xikma waxa ay garab u yihiin Qaad-diid oo haya shaqo is xilqaan balse dheef wayn u ah bulshada haddii la dhaqan gasho.

OgaysiisDhamaan Ardayda iyo Waalidiinta Dugsiga H/Dh/Sare ee Al-Xikma Garoowe waxaa la ogaysiinayaa in schoolku uu furma...
30/07/2026

Ogaysiis

Dhamaan Ardayda iyo Waalidiinta Dugsiga H/Dh/Sare ee Al-Xikma Garoowe waxaa la ogaysiinayaa in schoolku uu furmayo 03/08/2026 Maalinta isniinta Hadii alle idmo.

24/07/2026
Ogaysiis Muhiim ah.
14/06/2026

Ogaysiis Muhiim ah.

03/05/2026

Ardayda galay afarta Kaalmood oo u horreeya sannadka waxa hadyad loo siiyo Kumbuyuutarro iyo hadyado arrintaan ayaa u jeedkeedu yahay in ay dhiirranaan ka sii qaadaan siina ay dadaalaan.

02/05/2026

Hadal jeedinta maamulaha guud ee dugsiyada Al-xikma Jaamac Siciid Ciise ee, munaasabaddii lagu soo xirayey sannad waxbarasheedkii sannad dugsiyeedka 2025-2026 kaas oo maanta xafladiisa lagu qabtay dayrka wayn ee dugsiga sare Al-xikma.

02/05/2026

Hadal jeedinta macallin Siciid Caydaruus oo ahaa guddoomiyihii guddiga tartan aqooneedka Kasmaal kaas oo ay qaadeen fasalka 3A/Arts sidoo kale ay kaalinta labaad galeen F1 C.

02/05/2026

Hadal jeedinta ganacsade Jaamac Dhagadheere ee munaasabaddii lagu soo xirayey activities-kii kala duwanaa ee sannad dugsiyeedka 2025-26.

02/05/2026

Hadal jeedinta guddoonka waxbarashada gobolka Nugaal Daahir Khaliif, ee munaasabadda lagu soo xirayey activities-kii kala duwanaa ee sannadkaan ka dhacay dugsiga sare ee Al-xikma.

Address

Jidka Soddonka Garoowe
Garowe

Telephone

+252907635701

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Xikma Secondary school Growe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category