Horn Equity Consultancy 'HEC'

Horn Equity Consultancy 'HEC' Waxaan nahay la-talin la aqoonsan yahay Canada oo ku takhasusay luqadda iyo ku dhawaaqida. Waxaan sidoo kale ku jirnaa Cargo & Logistics.

22/09/2022

Bismillahi,

(SWES) Somali Women Empowerment Society waa NGO la ixtiraamo oo la asaasay 2008 oo Bulshada Bariga Afrika inta badan galbeedka Canada gaar ahaan Vancouver, BC. Maadaama uu ururkayagu yahay (SAH) Sponsorship Agreement Holder, dawladda Canada waxa ay noo ogolaatay in aanu kafaala qaadno ugu yaraan 10 qof sannadkii. Barnaamijkani waa mid la hubo ee Visa ma’aha waa private sponsorship ‘The Private Sponshorship of Refugees (PSR) program’ waa mid hubin doona oo kuu fududayn doona habka codsigaaga. Hubinta in markii aad dalka ka dhagtid qof sharci haysto shaqaysan karaa qofna ku xidhneyn kana madax banaan dadka mukhalasiinta.
Hab qaxooti ayaa lagu Wadaya taaso ku fudheynaysaa helitaan jinsiyadaada, shaqo iyo caafimad iwm.

Shuruudihi waa sidaan,

1. Kharashka habka waa- $25,000 $5,000 waa hayadda shaqada ku qabanayso. 20k wa lacaagta Dawladda Canada 🇨🇦 la tusinaya in hayaddi haysataa kharaashkiaad ku noolan layheyd mudo 12 bilood ah. Lacaagtaasi wa lacaagtaada ee gurigaga iyo aqalkaga dhammeystiran ticketyadi iwm, (SWES) waxaa ku waajib ah inay ku siiso $1600 bishiiba sanadka ugu horeeya ee wadanka.

2. Waa inaad leedahy refugee status card kaasi oo ah card qaxooti oo aad ka heli karta Dalka Uganda.

3. Waa inaad warqad danbi la’anta oo CID diyaarisid.

4. Warqad caafimad guud ah

5.Ugu danbeyn hawshan waxay ku qaadan doonta mudo 6 bilood ila 1 sanad iyo badh insha’allah.

Allah ha idin fudeydiyo,

Libaan Cali Cabdi

Agaasimaha guud ee HEC iyo Agaasimaha SWES

09/09/2022

01/09/2022

01/09/2022

ONLINE BEGINNER, INTERMEDIATE & ADVANCED ENGLISH COURSES/PRONUNCIATION - REGISTRATION SEPTEMBER 1-5

ISDIWAANGELINTA FASALLADA ONLINE AH AYEEY SISOCONAYSA ILA 5TA BISHAN SEPTEMBER KA FAIIDSO WACAN 👍🏾

+252611168501
+252906814615
E-MAIL [email protected]

27/07/2022

👍🏾

24/07/2022

Alhamdulillah, Fasallada ayaa soo buuxsamaya, ha lumin fursadaada! I’A 👍🏾

17/07/2022
Practice Makes Perfect.Ingiriisku waa sahlan yahay. Haddii aad isku daydo oo aad dib u eegto casharadaada way kuu fududa...
16/07/2022

Practice Makes Perfect.

Ingiriisku waa sahlan yahay. Haddii aad isku daydo oo aad dib u eegto casharadaada way kuu fududaanaysaa.
Marka, practice samee mar kastana ku celcelinta samee waad ku farxi doontaa!

Booqo Horn Equity Consultancy 'HEC' oo bilow ama dhammeystir safarkaaga Ingiriisida👍🏾

Address

30 Street W
Garowe

Opening Hours

Monday 07:30 - 21:00
Tuesday 07:30 - 21:00
Wednesday 07:30 - 21:00
Thursday 09:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 21:00
Sunday 07:30 - 21:00

Telephone

+252906814615

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horn Equity Consultancy 'HEC' posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Horn Equity Consultancy 'HEC':

Shortcuts

Share

Category