Shiek Hamud Primary and Secondary School

Shiek Hamud Primary and Secondary School

Share

Waa Bogga Rasmiga ah Ee Dugsiga Sare Ee Sheikh Xaamid - Garoowe

09/05/2026

Qaar kamid ah ardayda sanadkaan ka qalinjebinaysa dugsiga sare ee Shiikh Xaamid - Garoowe.

09/05/2026

Fadumo Abdullahi Musse, oo kamid ah ardayda sanadkaan ka qalin jebisay dugsiga sare ee Shiikh Xaamid, ayaa dareenkeeda farxadeed la wadaagtay kasoo qaybgalayaasha xafladda.

Photos from Shiek Hamud Primary and Secondary School's post 09/05/2026

Sawirro Qaybta 1aad: Xafladda qalin jebinta ardayda Fasalka 12aad (F4) ee dugsiga sare ee shiikh Xaamid, dufcaddii 6aad.

03/05/2026

OGAYSIIS MUHIIM AH

Mudanayaal iyo Marwooyin,

Waxaa sharaf weyn noo ah in aan idin ku martiqaadno ka qaybgalka xafladda qalin-jabinta ardayda fasalka 4aad ee dugsiga sare ee Shiikh Xaamid – Garoowe.

Xafladdan qiimaha badan waxay dhici doontaa: Maalinta: Khamiis, 07 May 2026
Goobta: Hoolka Jaamacadda Bariga Africa-Garoowe

Waxaan rajaynaynaa in aad nagu soo biirtaan si aan u wadaagno farxadda iyo guusha ardayda.

Mahadsanidiin

13/04/2026

Maamulka iyo Macallimiinta dugsiga sare ee Shiikh Xaamid - Garoowe, ayaa ka qaybgalay xiritaanka tartanka kubadda cagta, waxaana k**a dambaysta koobka isugu soo haray labada fasal ee kala ah: F2C iyo F3B, waxa ayna guushu raacday oo koobka guulaystay fasalka F2C.
Maamulka ayaa abaalmariyey guulaystayaashii koobka iyo shakhsiyaad kale oo ku guulaystay abaalmarinno kala duwan.

09/04/2026

Maamulka iyo macallimiinta dugsiga sare ee Shiikh Xaamid - Garoowe ayaa shahaadooyin guddoonsiiyey qaar kamid ah ardayda dugsiga, oo lagu tababaray xirfadda korontada (electricity).

Photos from Shiek Hamud Primary and Secondary School's post 09/04/2026

Sawirro
Maamulka iyo macallimiinta dugsiga sare ee Shiikh Xaamid - Garoowe ayaa shahaadooyin guddoonsiiyey qaar kamid ah ardayda dugsiga, oo lagu tababaray xirfadda korontada (electricity).

25/03/2026

🏆 TARTAN AQOONEEDKA DUGSIGA SARE EE SHIIKH XAAMID

​Hoos ka akhriso shaxda isku-aadka heerka Group-yada (Group Stages) ee tartanka aqooneedka sanadka 2026.

​Dhammaan ardayda iyo taageerayaasha waxaan u rajaynaynaa tartan aqooneed xiiso leh. Guul dhammaan fasallada!

19/03/2026

Ciid Wanaagsan
Dhammaan maamulka, macalimiinta iyo howl wadeena Dugsiga Sare ee Shiikh Xaamid
waxay hambalyada maalinta
Ciidul Fitriga
la wadaagayaan shacabka Soomaaliyeed,
si gaar ah Ardayda iyo Waalidka Dugsiga.

Want your school to be the top-listed School/college in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Garowe